Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-shabeelle Oo Xilkii Ka Qaaday Duqa Balad-weyn (Akhriso)

Wareegto Kasoo Baxday Xaafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-shabeelle Max’ed Cali Caadle Ayaa Waxa Uu Xilkii Kaga Qaaday Duqii Magaalada Balad-weyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Mudane Cali Cabdulqaadir Faarax. Wareegtada Ayaa Sidoo Kale Waxaa Lagu Magacaabay Duq Cusub Oo Ay Yeelaneyso Balad-weyn Waxaana Duqa Cusub Loo Magacaabay Mudane Khadar Xasan Afrax. Xil Ka Qaadista Duqii Hore […]

Continue Reading

Kulanka Golaha Wasiirada Puntland Oo Maanta Ka Qabsoomay Garoowe

Golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta si buuxda u taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee todobaadkii hore ka qabsoomay magaalada Garoowe,sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland. War-murtiyeedka shirka Khamiislaha  ee golaha wasiirada Puntland ayaa sidoo kale lagu dhaliilay hannaanka siyaasadeed ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dalka ku maammulayso,kaasoo […]

Continue Reading

Nabadoon Xarrago Oo Maanta Boosaaso Lagu Xiray, Ogow Sababta.

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Maamulka Puntland Ahna xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu xiray Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim xarago oo kamid ah Waxgaradka kasoo jeeda gobolka Bari kadib Markii uu ka hadlay Khilaafka dawlada Federalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka jira. Nabadoon Xarrago ayaa Maamul goboleedyada ku dhaliilay inay duminayaan Dawladnimada isla markaana ay Samayteen […]

Continue Reading

Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirada Ee Jubbaland? (Akhriso)

Shirka Golaha Wasiiardda Jubbaland ayaa maanta ka furmay Gurigga martidda ee magaalada Kismaayo waxaana Shir Gudoominaayey Madaxwaynaha dowllad Goboleedka Jubbaland Jubbaland. Madaxwaynaha Jubbaland ayaa Golaha Wasiiradda uga warbixiyey Shirkii Golaha Iskaashiga ee dhawaan lagu qabatay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland iyo dadaaladii ugu danbeyeyey ee la Isugu soo dhawaynaayey dowlladda Federalka iyo dowlladaha xubnaha ka […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo Oo Jubba Kula Kulmay Dhiggiisa Suudaanta Koonfureed.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Juba ee Caasimadda Dalka Koofurta Suudaan kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Salva kiir Mayar did. Kulanka labada Madaxweyne ayaa yimid kaddib markii Maadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya uu maanta booqasho ku tagay Magaalada Juba. Booqashadan ayaa la xiriirka heshiis nabadeed oo ay kala saxiixanayaan […]

Continue Reading

Maxkamadda C.Q.S Ee Jubbaland Oo Maanta U Fariisatay Dhageysiga Kiis Dacweed Loo Heysto Askar Ka Tirsan Ciidamada Jubbaland

Maxkamadda Darajada 1,aad Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Ayaa Maanta u fariisatay Dhagaysigii 1,aad Danbiyo Lagu Soo Eedeyay 13 Askari Oo Ka Tirsana Ciidamada qalabka sida Ee Jubaland. 13 Askari labo iyo Toban Kamida Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Waxa Uu Kusoo Eedeyay Inay Ku Heshiiyeen Dambi Khatar Galin Kara Nabad […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay shirka Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana shir gudoomiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto. Shirkan ayaa looga hadlay arimaha Siyaasadda, Amniga iyo Arimaha Bulshada deegaanada Galmudug, waxaana markii uu soo dhamaaday warfidiyeenada la hadlay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Heeloos. halkaan ka […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Koofurta Suudaan

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho,isago ku sii jeeda Dalka Suudaanta Koonfureed. Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Farmaajo uu ugu amba baxay magaalada Juubbaa e caasimadda Koonfurta Suudaan ayaa la xiriirta ka qeyb galka munasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiska dhinacyada isku hayay siyaasadda dalkaasi oo […]

Continue Reading

Jadwalka Doorashada Madaxtinimo Ee KGS Oo Maanta La Shaaciyey ( Akhriso)

ka Dib Kulan Ay Maanta Magaalada Baydhabo Ku yeesheen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Waxa Ay Soo Saareen qaabka Ay U Dhaceyso Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi. Guddiga Warqadda Maanta Ay Soo Saareen Waxa Ay Ku Sheegeen Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharrax U taagan Qabashada Xilka Madaxweynanimo Ee KGS Iyo Qaabka Uu Ku […]

Continue Reading