Maxaa ku kalifay Ahlu Sunna taageeridda Baaqii Madaxweyne Farmaajo?

Warqad xalay kasoo baxay xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayuu ku taageeray baaqii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqaddan ayaa muujinaysa in Axmed Ducaale Xaaf meel cidlo ah soo istaagay kadib markii Ahlu Sunna oo uu isku haleynayey ay dagaalka uga baxeen. Waxaana sida aan xog ku helnay warqadan la diyaariyey maalmo […]

Continue Reading

Wasiir Goodax Oo Nairobi Kula Kulmay Xubno Ka Tirsan Bangiga Adduunka Iyo Madax kale

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulamo kala duwan kula qaatay magaalada Nairobi, xubno ka tirsan Alternative Basic education learning event, bangiga Adduunka iyo Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barta Kenya. Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulanka koowaad la qaatay xubno ka mid ah Alternative Basic […]

Continue Reading

Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu kala hadlay iskaashiga dhaqaale iyo amni ee ka dhaxeeya labada dal. Agaasimha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada JFS C/nuur Maxamed Axmed ayaa  sheegay in Madaxweynaha uu lasoo qaaday dhigiisa dalka Kenya dhameystirka heshiisyadii […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Shir Wadatashi ah ugu baaqay Madaxda Maamul goboleedyada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu baaqay Madaxda Maamul goboleedyada, warsaxaafadeed xalay kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa u qornaa sidan: WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, Oktoobar 27, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya shirkii […]

Continue Reading

Cadaado: Banaanbax lagu taageerayey Madaxweynaha cusub Galmudug (Daawo)

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay Banaanbax lagu taageerayey Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto. Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeybgalay Banaanbaxa, waxaana khudbooyin ka jeediyey Gudoomiyaha Degmada Cadaaado Cabdullaahi Cabdiraxamaan Tootoole, wasiiro iyo xildhibaano Galmudug. Sidoo kale Banaanbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub maanta Galmudug?

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug Waxaa ka socda qabanqaabadii ugu dambeysay diyaargarowga Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto.  Madaxweyne Baasto ayaa maalmahaan waday shirar wadatashi ah oo uu la yeelanayey qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, waxaana la filayaa in dhawaan safar kusoo maro deegaanada Galmudug. Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka […]

Continue Reading

Inta Badan Wadooyinka Muqdisho Oo Saaka Xiran Maxay Tahay Sababtu?

Wadooyinka Waa Weyn Ee Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Ayaa Saaka Xiran, Iyadoona Gaadiidka Dad-weynaha Aan Loo Ogoleyn In Ay Iskaga Kala Gooshaan Isgoysyada Waa-Weyn Qaar Ee Muqdisho. Dhammaan Gaadiidka Ay Isticmaalaan dad-weynaha Ayaa Loo Diidayaa In Ay Maraan Wadooyinka Waa-Weyn Ee Muqdisho Balse Kaliya Waxa Loo Ogol Yahay In Ay Isticmaalaan Gawaarida Ay Wataan […]

Continue Reading

Dab Sababay Khasaare Hantiyadeed Oo Maanta Ka Kacay Suuqa Laas-caano (Dhageyso)

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Laas-Caano Ee Gobolka Sool Ayaa Waxa Ay Kusoo Warramayaan In Maanta Abaara Salaadii Jimcaha Uu Dab Xooggan Ka Kacay Bartamaha Suuqa Weyn Ee Magaaladaasi. Dabka Ayaa Waxa Uu Saameeyeey Illaa Iyo Labaatan Mahradood Oo Ku Yaal Guadaha Suuqa Laas-Caano Waxa Uuna Dabku Si Aad U Ah Saameeyey Afar Illaa Iyo Shan […]

Continue Reading