Akhriso:-Shuruuddaha Laga Rabo Musharaxiinta Xilka Madaxtinimadda Koonfur Galbeed

Wararka Maanta

Gudiga doorashada maamulka Koofur Galbeed ayaa Soo Saarey Shuruudaha looga baahan yahay Musharaxiinta doonaya qabashada Xilka madaxweyne ee maamul gobaleedka Koofur Galbeed.

Waxa ay sheegeen in qof waliba oo hami ugu jiro qabashada Xilka Madaxweynaha in ay ogolaadaan u hogaansanaanta Shuruudaha ay soo bandhigeen.

Halka Hoose ka Akhriso warka Kasoo baxay Guddiga doorashada maamulka koofur Galbeed:-