Guddoonka Golaha Shacabka Oo Kala Diray Guddiga Maaliyadda BFS
Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kala diray Guddiga Maaliyadda,Miisaaniyadda, isla Xisaabtanka iyo Qorsheynta. Wareegto ka soo baxday Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/Wali Sheekh Ibraahim Muudey, ayaa lagu sheegay in isaga oo ka duulaya qoraal uu soo qoray kuxigeenka 2aad ee Golaha shacabka uu kala diray Guddiga Maaliyadda. Guddigan ayaa Sabtigii la soo […]
Continue Reading