Dawladda Oo Sheegtay In Dishay Xubno Ka Tirsan Al-shabaab (War-Saxaafadeed)
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidmada Amniga oo taageero ka helaya saaxiibo Caalami ah in ay weerar qorsheysan ay ka fuliyeen Gobolka Baay, kaas oo lagu dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Dagaallamayaasha Al-Shabaab. War-Saxaafadeedka Ayaa Waxaa Lagu Sheegay In Ciidamada Qaranka oo Gacan Ka helaya […]
Continue Reading