Mareykanka Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerarkii Basra
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in weerar is difaacid ahaa ay ka fulisay degaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Taliska Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan Africom ayaa sheegay in weerarka ka dhacay degaanka Basra ay ku dileen afar ka mid ah Al-shabaab. Waxaa uu qoraalka intaas ku daray in dhamaan dadka weerarkaas wax yeellafa ka […]
Continue Reading