100 Xildhibaan oo gudbiyey Mooshin ka dhan ah MD Farmaajo

Wararka Maanta

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin xil ka qaadis ka gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaanadan oo tira ahaan ku dhow 100 mudane ayaa goordhow mooshinka u gudbiyey gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal. Xildhibaanada mooshinka gudbiyey ayaa la filayaa in ay waqti dhow la hadlaan warbaahinta.

Halkaan hoose ka aqriso mooshinka oo faafaahsan.