Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad Xoogga Dalka oo gaaray Baydhabo (Sawirro)
Magaalada Baydhabo Xarunta kumeelgaarka ah maamulka Koofur Galbeed waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha cusub, qaybta 60aad ee xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/ guuto; C/raxmaan Maxamed Cusmaan (Tima Cadde), kaas oo beddeli doona taliyihii hore ee qaybta. Taliyaha oo ay safarkiisa ku wehliyeen, Abaan duulaha cusub ee qaybta iyo saraakiil kale, ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha […]
Continue Reading