Bulshada Cadaado oo ku guuleystay Dacyactirka Nalalka Cadceedda ku shaqeeya (Sawirro)
Gudiga Dib u Dayactirka Nalalka Cadceedka ku shaqeeya ee suran laamiga dhexmara magaalada Cadaado ayaa daahfuray dayactirka 40 ka mid ah Baalayaasha Nalalka Cadceeda. Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa daahfuray mashruucan, Gudigan Dayactirka oo ka yimid Bulshada Cadaado ayaa u istaagay dayactirka Nalalkan oo Bataridu ka haleebeen, waxayna muddo wadeen dhaqaale ururin, iyagoo helay […]
Continue Reading