Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ka dhacay Muqdisho
Ugu yaraan 5 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxii maanta ka dhacay Maqaayadda Itian oo ku dhegan Moolka Muqdisho ee degmada Xamarweyne. Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad badan 10 qof Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay. Goobta la qarxiyay ayaa aheyd meel Mashquul badan, […]
Continue Reading