11 qof oo ku dhimatay dhisme ku dumay
Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Suuriya ugu yaraan 11 qof oo afar kamid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay dhisme uu dagalka dalkaasi waxyeelleeyey oo ku dumay magaalada Aleppo. Hal canug oo kaliya ayaa ka badbaaday dhismahan oo ku dumay xaafadda ay fallaagadu haysan jireen ee Salaheddin, taas oo ay duqeeyeen ciidamada Suuriya iyo […]
Continue Reading