Wasiirka Gaashaandhigga oo xilkii ka qaaday Agaasimihiisii Guud
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Sonkor Jaamac Geyre. Wareegto ka soo baxay Xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in shaqo ka joojintan ay qeyb ka tahay is bedelka ku socda hey’adaha amniga dowladda, laguna qiimeeyay howlaha horyaala Wasaaradda ee u baahan la […]
Continue Reading