Madaxda Hay’adaha Amniga oo Maanta hortagaya Golaha Shacabka
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxa ay maanta kulan aan caadi aheyn ku yeelaan doonaan Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho,waxaana hortagaya Mas’uuliyinta Hay’adaha Amniga. Shalay oo Sabti aheyd ayaa Xildhibaanada waxaa ay dood adag ka yeesheen xaalada Amni ee dalka,iyada oo Xildhibaanada ay muujiyeen dhaliilo ku aadan sida ay Xukuumadda […]
Continue Reading