Hindiya oo ka hadashay 10 Badmaax oo ay soo badbaadiyeen ciidanka Galmudug
Dowladda Hindiya ayaa dowladda Soomaaliya uga mahad celisay badbaadada toban muwaaddiniin Hindi ah oo u afduubnaa burcad badeedda Soomaalida ah. Ciidamada amaanka Maamulka Galmudug ayaa shalay ku guuleystay in ay soo furtaan sideeddii qof ee ugu dambeysay oo ku harsanaa Gacanta Kooxaha Burcad Badeedda Soomaaliya kuwaas oo horay labo kale looga furtay. Wasiiradda arrimaha dibadda […]
Continue Reading