Maraykanka oo Jehad Serwan ka baadigoobaya Xarardheere

Diyaarado la rumeysan yahay in ay leeyihiin ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ka howlgala ayaa fiidnimadii 26 December 2019 warqado ku daadiyey hareeraha iyo gudaha degmada Xarardheere gobolka Mudug. Goobjoogayaal ayaa u sheegay ceelhuur.com in warqadahan oo ay arkeen ay ku qornaayeen xogta ninka Dowladda Maraykanku aad u baadigoobayso Jehad Serwan Mostafa, iyadoo loo balanqaaday ciddii […]

Continue Reading

Kooxo hubaysan oo ku weeraray dhuusamareeb gudoomiyihii hore ee D.Hodan

Rag hubeysan ayaa Magaaladda Dhusomareeb ee Caasimadda Galmudug waxa ay ku weerareen Agaasime Maxamed Axmed Cantoobo iyo Dr Cumar Aadan Rooble oo kamida Masuuliyiinta Dowladda Somaliya ee ka shaqeynaya dhismaha Maamulka Galmudug. Masuuliyiintan ayaa rasaas mar qura lagu furay xilli ay sii galayeen Hoyga ay Magaaladda Dhusomareeb ka daganyihiin. Ilaaladda la socotay Agaasime Maxamed Axmed […]

Continue Reading

Ahlu-sunna oo ka hortimid shuruudihii gudiga farsamada Galmudug soo saareen

Bayaan kasoo baxay xaafiiska madaxa xukuumada galmudug shiikh maxamad shaakir cali xasan ayaa lagu sheegay in ahlu sunna ay soo gudbisay liiska 20 kii xildhibaan ee ay qoondada uga qaaten galmudug. Sidookale shikh maxamad shaakir ayaa cadeeyay in aysan aqbal sanayn shuruudaha gudiga farsamada galmudug ey soo saareen waxayna cadeedyeen in aysan aqoonsanayn gudiga farsamada […]

Continue Reading

RW Khayre oo Dhuusamareeb u tagaya xaqiijinta saamiga Ahlusuna ee Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay tagaan magaalada Dhuusamareeb, si ay qeyb uga noqdaan dhameystirka geeddi socodka dhismaha maamulka Galmudug. Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in safarka Ra’iisul Wasaaraha ee Dhuusamareeb uu la xiriiro xaqiijinta 20-ka kursi ee Ahlusuna laga siiyay Baarlamaanka […]

Continue Reading

Gen. Cabdixamiid Dirir oo Ka warbixiyey Qaraxii Gaalkacyo.

Taliyaha Ciidanka Dhulka CXD General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo wareysi siiyey warbaahinta Dowladda ayaa faah faahiyay weerar Ismiidaamin ahaa oo fiidkii hore ee xalay ka dhacay Koofurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. General Cabdixamiid Maxamed Dirir, ayaa sheegay in gaariga laga soo buuxiyay walxaha qarxa lagu dhuftay gaarigii ay wateen, isagoo nooca gaariga uu watay […]

Continue Reading

Xil. C/Xakiin oo Himilo Qaran ku Eedeyey Hurinta Colaadda Galmudug

Xildhibaan Cabdixakiin Maalin oo ka jawaabayey xilka qaadistii ay ku sameeyeen xisbiga Himilo Qaran ayaa Qoraalkan ku daabacay bartiisa Facebookga. “Waxaan soo dhaweynayaa aqblaadda uu Xisbiga Himilo Qaran ee aan ka tirsanaa ku oggolaaday inaan isaga tago xubinnimada xisbiga, maadaama aan isku ku aragti ka noqon waynay arrima masiiri ah oo aan xallin weynay. Xubnaha […]

Continue Reading