Bayaan kasoo baxay xaafiiska madaxa xukuumada galmudug shiikh maxamad shaakir cali xasan ayaa lagu sheegay in ahlu sunna ay soo gudbisay liiska 20 kii xildhibaan ee ay qoondada uga qaaten galmudug.
Sidookale shikh maxamad shaakir ayaa cadeeyay in aysan aqbal sanayn shuruudaha gudiga farsamada galmudug ey soo saareen waxayna cadeedyeen in aysan aqoonsanayn gudiga farsamada maadaama aysan ahlusuna matalaad buuxda ku lahayn xubnaha gudiga.