Laamaha amniga Dhuusamareeb oo joojiyay shirarka siyaasadeed ee aan dowladu ogayn

Laamaha Amniga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka howlgalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay soo saareen amaro la xiriira in shirar siyaasadeed lagu qabto Magaalada Dhuusamareeb. Amarada ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba shir aysan dowladda Federaalka ogeyn lagu qaban Magaalada Dhuusamareb, iyada oo warqado digniin ah loo geeyey Milkiilayaasha Hoteelada […]

Continue Reading

Alshabaab oo Maxkamad ka furtay deegaanka Qaayib.

Ururka Alshabaab ayaa maanta Maxkamad ka furay deegaanka Qaayib oo hoostaga degmada Cadaado gobolka Galgaduud, Qaayib ayaa 90 kiilomitir Koofur kaga beegan degmada Cadaado, waxaana sidoo kale Alshabaab halkaas ka taageen calankooda. Saraakiil ka tirsan Alshabaab iyo ciidan ay wateen ee maanta tagay deegankan ayaa la kulmay odoyaasha deegaanka, iyagoo u sheegay Maxkamadii Deegaanka Ceelgaras […]

Continue Reading

Diyaarad sida Ciidamo horleh oo katirsan Booliska gaarka ah oo Dhuusamareeb ka dagtay

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh oo ka tirsan Booliska gaarka u tababaran ee loo yaqaano Haramacad waxay saaka geysay magaalada Dhuusamareeb, kuwaasoo diyaarado looga qaaday Muqdisho.   Sida wararku sheegayaan ciidamadan ayaa ku biiraya ciidamadii horay u joogay magaaladaas ee isugu jiray Booliska gaarka u tababaran ee Haramcad iyo Ciidanka DANAB ee ka tirsan […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda oo la wareegay Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay gudaha magaalada isaga baxeen ciidankii Ahlu Sunna, waxaa saaka saldhiga magaalada iyo goobaha muhiimka ah lagu arkayey ciidamada Dowladda. Dad weyne farabadan ayaana isugu soo baxay bartamaha magaalada. Ciidankii Ahlu Sunna ayaa la sheegayaa inuusan ka fogeyn magaalada, lamana oga ujeedada bixitaankooda. Sidan oo […]

Continue Reading

Raysul wasaare Khayre oo ku wajahan Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ka taagneyd xiisad siyaasadeed oo ku aadan hannaanka loo dhisayo maamulka Galmudug oo ay isku khilaafsan yihiin Ahlusuna iyo dowladda Federaalka. Xiisada siyaasadeed ee ka taagan Dhuusamareeb ayaa timid, kaddib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: QIIMEEYTEEYDA. [Aragti]

Dhuusamareeb: QIIMEEYTEEYDA. Markaan si dhow u xuuraansaday siyaasadda gabidhacleeyneeysa ee Galmudug iminka ka taagan, si kooban u rog rogay, waxaan odorosay suurtagalnimada qodobadan hoos ku qoran: In Dowlada Federalka ay Wadaadada Ahlusunna Waljameeca – AWJ siiso 35 Xubnaha Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Inkasta oo uu Macalim Maxamud sida kaliya uu 100% ku qanci karo ay […]

Continue Reading

Guddigii farsamada Galmudug ee dowlada Federaalka oo yeeshay kulan looga hadlayay dardar galinta howlaha doorashada

Magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Guddiga farsamada Maamul u dhisidda Galmudug,kuwaas oo ay u Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ay uga hadleen  dardar gelinta dadaalladda lagu dhameystirayo geeddi socodka dhismaha Galmudug loo dhanyahay,sida ay sheegeen Xubno kamid ah Guddiga. Xubnaha farsamada Maamul u dhisidda Galmudug […]

Continue Reading