Wasiirka Dastuurka DFS oo soo gaaray Cadaado
Wafdi ka socda dowladda Federaalka ah ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado caasimadda kumeelgaarka dowlad goboleedka Galmudug, Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Masuuliyiinta oo si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ayaa kulan la leh madaxda Galmudug, waxaana la filayaa in booqashadoodu qaadan doonto muddo laba maalmood ah, iyagoo […]
Continue Reading