Sawirro: Cabudwaaq, Dhismaha Dugsi cusub oo xariga laga jaray

Xaflad Xarigga looga jarayay Dhismaha Cusub ee Dugsiga H/Dhexe ee Howlwadaag Xaafada waaberi ee degmada caabudwaaq ayaa shalay Ka Dhacday Xarunta Dhismaha Cusub. Munaasabadaan ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin isugu jirtay Xildhibaano, wasiiro iyo maamulka degmada, Wasiirka waxbarashada ee Maamulka Galmudug shiekh Ibrahim  guureeye ayaa si rasmi ah Xariga uga jaray dhismahan. Gudiga […]

Continue Reading

Madaxweynaha somaliya oo ka hadlay dagaalka xeraale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud. Madaxwaynuhu waxa uu sheegay in colaaddaan ay tahay arrin foolxun, nasiib darro ah oo aan loo dulqaadan karin in ay sii socoto. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya […]

Continue Reading

Galmudug oo kubaaqday in lajoojiyo Dagaalka kasocda xeraale

Shir,jaraa,id oo Madaxweyne kuxigeenka galmudug uu kaqabtay Madaxtooyada cadaado ayuu kubaaqay in si Deg Deg Ah Loo joojiyo Dgaalka Kasocda Dagmada xeraale ee gobolka Galgaduud Asagoona sheegay in loo baahanyahay in nabada laga wadashaqeeyo. mudooyinkii Danbe ayuu sheegay in xeraale ay kasocdeen waan waan lagu hakiyo xiisada colaadeed ee Halkaasi kataagneed. Sidoo kale waxaa uu […]

Continue Reading

Dagaal ka socda degmada Xeraale Gobolka Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus halkaas ku dhexmarayo ciidan deegaanka iyo kuwa Ahlu sunna. Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana dagaalkan yimid kadib markii lagu guuldareystay waanwaan laga dhexwaday labada ciidan oo muddo halkaas isku hor fadhiyey. Inta badan dadka rayidka ah […]

Continue Reading

Sawirro: Abaarta deeganada Galmudug oo laga shiray . #DroughtInGalmudug

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed xaashi cabdi ayaa xalay shir gudoomiyay kulan looga hadlayay wax ka qabashada abaaraha ka jira deeganada Galmudug, Shirkaan ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada magaalada cadaado. Kulan oo ay goob joog ahaayeen gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug, xildhibaano, wasiiro, Maamulka degmada Cadaado, Culimada deegaanka iyo waxgarad kale  ayaa diirrada  lagu saaray […]

Continue Reading

Sawirro: Tababarka Booliska isku dhafka ah oo Galkacyo laga furay

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Puntland C/xakiin Camey ayaa si wadajir ah xariga uga jaray tabababarka ciidamo boolis isku dhaf ah. Munaasabadda ayaa waxaa goob ka joog ka ahaa wasiiro labada dhinac ah iyo saraakiil ciidan. dufcada koowaad ee tababarkaan qaadanaysa ayaa gaaraya 50 Askari oo […]

Continue Reading

Ahlu Sunna oo laga sugayo ku dhawaaqidda wadahadallada Galmudug

Sida Mustaqbal Radio ay kasoo xigatay mas’uuliyiin ka kala tirsan maamulada Galmudug iyo Ahlu sunna waxaa dib u bilaabanaya wadahaladii Ahlu Sunna iyo Galmudug oo burburay dabayaaqadkii bishii April ee sanadkaan. Mas’uuliyiinta Ahlu sunna ugu qeyb galeysa wada hadalka ayaa naloo sheegay in ay diyaarsan yihiin, kaliyana  ay sugayaan in Madaxweynaha Maamulka gobolada dhexe Ahlu […]

Continue Reading