Akhriso: Xaaf oo Wasiir Cusub Magacaabay
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale (Xaaf) Waxa uu wasiir kuxigeenka wasaarada qorsheenta umagacaabay ilyaas maxamuud xuseen oo sikumeel gaara loogu magacaabay wasaaradaasi.
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale (Xaaf) Waxa uu wasiir kuxigeenka wasaarada qorsheenta umagacaabay ilyaas maxamuud xuseen oo sikumeel gaara loogu magacaabay wasaaradaasi.
Continue ReadingMadaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa Caasimadda KMG ah ee Galmudug u magacaabay in ay noqoto Cadaado.
Continue ReadingMaamula Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa ku Guuleystay in ay kala qaadaan Maleeshiyaadkii ku dagaalamayay Degaanka Baanyaaleey ee Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya. Madaxa Warfaafinta Ahlusunna Muxuyadiin Cali Jimcaale Jakuula oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay kala qaadeen Maleeshiyaadkii Dagaalamay islamarkaana ay kal durjiyeen illaa 10 KM. Sidoo kale Madaxa Warfaafinta Ahlusunna ayaa sheegay in […]
Continue ReadingWararka ka imaanaya Koonfurta Gobolka Mudug ee Galmudug gaar ahaan Degmada Xarardheere ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Xabsiga dhigeen Odayaal ku nool Degmadaasi. Odayaasha Shabaab ay Xir xireen ayaa gaaraya 15 Oday oo ah kuwa Magaalada Xarardheere. Macada sababta keentay Xariga Odayaasha hase yeeshee Qaar kamid ah Dadka Degmada Xarardheere ayaa […]
Continue ReadingMadaxweynaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada ka soconaya xuduuda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Waxa uu sheegay Madaxweynaha Ahlusuna in maamulkiisa uu ka qeyb qaadanayo xalinta dagaalka ka soo cusboonaaday xuduuda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Dagaal beeleedyada halkaasi ka […]
Continue ReadingGolaha wasiiradda dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Cadaado ku yeeshay shirkoodi khamiislaha, waxaana shir gudoominayey Madaxweyne Axmed Xaaf. Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi iyo wasiiro, waxaana looga arimo badan warsaxaafadeedkan ayaa soo koobay.
Continue ReadingMadaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo wasiir ku xigeenka Howlaha Guud Galmudug Axmed Ilkacase ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Mashruuca dhismahan ayaa waxaa maalgalinaya UNDP, waxaana la filayaa in muddo kooban dhismuhu kusoo idlaado. Dhismahaan ayaa ka kooban xafiisyo iyo hoolka shirarka barlamaanka, […]
Continue ReadingDeeq raashin qallalan ah ayaa loo qeybiyey 328 qoys oo ku nool degmada Hobyo oo ah qaar ka mid dadka abaartu saameysay, deeqdaan ayaa waxaa bixiyey hay’ada Mercy USA, waxaana loogu talagalay inay ku afuraan qoysaskaas danyarta ah. Deeqda ayaa isugu jirtay nuucyo kala duwan ee raashinka, waxay ku soo aaday xilli ay u baahnaayeen […]
Continue ReadingWaxaa maanta magaalada galkacyo dhinaceeda waqooyi lagu qabtay kulan ay kasoo qeebgaleenmasuuliyiin iskugu jirta wasiiro xildhibaan ka kala socda maamulada galmdug iyo putlaan waxaan kulanka looga hadlaay sidii xal loogu heli karo maxaa ladaha amni daro ee kataagan magaalada galkacyo waxaa sidoo kale kulanka qeebka ahaa odayaasha dhaqanka labada maamul iyo maamulada galkacyo ee putlaan […]
Continue ReadingWararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay ku xanibanyihiin Gadiid sida dad iyo Xoolo ka hayaamay Cariga Galmudug kuwaas oo ku sii jeeda Degaanada Soomaaliland si daaqsin ugu raadsadaan. Gadiidka Xayiran ayaa tirsigiisu gaarayaa ilaa lix gaari oo nuuca loo yaqaan Candha-maydka kuwaas oo wada xoolo aad […]
Continue Reading