Ciidamada Itoobiya oo si rasmi ah uga guuray Dhuusamareeb

Ciidamada itoobiya muddo ku dhow 10 sano ku sugnaa gobolka Galgaduud, gaar ahaan Magaalada Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah maanta u baneeyey saldhigii ugu dambeeyey ay ku lahaayeen halkaasi. Ciidamadan oo xooggoodu dhawaan ka guuray, ayaa intii ugu dambeysay maanta ka guureen Magaalada Dhuusamareeb Goobjoogayaal ku sugan Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa ceelhuur.com u xaqiijiyey in […]

Continue Reading

Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ku guuleystay Kursigii Beesha Duduble.

Waxaa goordhow soo dhamaatay tirinta codadka doorashad kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Bootaan Ciise Caalin, kursiga oo ka mid ah kuraasta Beesha Maxamuud Hiraab (Duduble) ku leedahay Golaha Shacabka. Waxaana kursigan ku loolamay saddex Musharax oo kala ah : 1- Cabdullaahi Faarax Wehliye Waa wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo Federaalka, Waxaana uu horey […]

Continue Reading

Shir looga hadlayo Horumarinta Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb (Sawirro)

Shirkaan oo looga hadli doono qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galaya aqoonyahno iyo madax katirsan Galmudug oo uu kamid yahay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, waxaana sida qorshuhu yahay uu socon doonaa muddo afar maalin ah. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dawlad Goboleedka Galmudug C/xakiin Cali Guure ayaa […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo gaartay Dhuusamareeb (Sawirro)

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka GMDQ iyo shaqaalaha guddiga ayaa maanta ay taariikhdu tahay 12 April 2018 waxa ay gaareen magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Wafdiga ay hor kacaysay Guddoomiyaha guddiga Marwo Xaliimo Yareey ayaa ujeedkoodu yahay qabashada doorashada kursigii xildhibaanimo ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Bootaan Ciise […]

Continue Reading

Shacabka Puntland & Galmudug oo u garsoor doonta Maxkamadaha Shabaab

Al-Shabaab ayaa sheegtay dadka ku nool degaanada Maamulka Puntland iyo Galmudug inay u soo garsoor doontaan Maxkamaddaha Shabaab ee ku yaalla degaano ka tirsan Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya. Hadalkan ayaa waxaa sheegay Gudoomiyaha Shabaab u qaabilsan Gobolka Mudug Sheekh Abuu Cadnaan wuxuuna tilmaamay dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo qaybta Puntland iyo Galmudug inay Garsoorka […]

Continue Reading

Video: Wasiirka Howlaha Guud DFS oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Cadaado

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska dowladda Federaalka ah Eng Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo maanta soo gaaray Magaalada Cadaado ayaa kormeeray Garoonka Diyaaradaha Cadaado oo howl balaarin ah ka socoto, sidoo kale wasiirka ayaa booqday goobo badan magaalada ah. wasiirka ayaa ka mahad celiyey sidii diiranadeed ee loogu soo dhaweeyey Galmudug gaar ahaan Cadaado, […]

Continue Reading