Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Casho Sharaf u sameeyey Tiiceey

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey, Waxaa sidoo kale Cashada ka qeybgalay Gudoomiyaha Barlamaankada Galmudug Cali Gacal Casir, Madaxweyne ku xigeenkii hore Ximan & Xeeb Cabdiraxmaan Shaaticadde, iyo Siyaasiyiin kale. Masuuliyiintaan ayaa Maxamed Tiiceey u muujiyey […]

Continue Reading

Sawirro: Tiiceey oo Xaflada soo dhaweyn ah loogu Sameeyey Muqdisho

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa caawa waxaa Hotel Makka Almukarama ee magaalada Muqdisho loogu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah oo si heer sare ah loo soo abaabulay. Xafladan ayaa waxaa diyaariyey dhalinyarada magaalada Muqdisho, Waxaana kasoo qeybgalay Masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Federaalka oo ay ka mid yihiin, […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Shirka Bandhigitaanka Waxqabadka Wasaaradda A.Gudaha Galmudug (Sawirro)

Si loo sameeyo isla Xisaabtan iyo Fulinta Adeegyo Bulsho oo  Taya leh, ayaa Maanta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose ee Galmudug waxa ay Qabatay Shir ay ku soo Bandhigaso Qaab dhismeedkA iyo Waajibaadka Wasaarada, waxaana ka soo Qaybgalay inta Badan Wasiirada Wasaaradaha Galmudug iyo Xildhibaano,  iyaddoo Muddo Dheer la falanqeeyey Qaab dhismeedka Wasaaradaha iyo […]

Continue Reading

Sawirro: Tiiceey oo si diiran loogu soo dhaweeyey Muqdisho

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimadda dalka. Tiiceey ayaa ka soo safray Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Aqalka Sare Senator Abshir Bukhaari, Wasiir Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor), […]

Continue Reading

120 Haween ah oo Tababar looga furay Dhuusamareeb (Sawirro)

Haweenkaan Tiradoodu gaareyso 120, kana kala yimid Degmooyinka Gobolka Galgaduud ayaa tababarkaan looga furay Magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna ku saabsan yahay sida Haweenku uga qeyb qaadan karaan Amniga ayna ula shaqayn lahaayeen Laamaha Amniga Gaar ahaan Booliiska. Aqoon Kororsigaan ayaa waxaa iska Kaashaday Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyo Wasaaradda Amniga Maamulka Galmudug iyo Hay’adda horumarinta […]

Continue Reading

Kenya oo baadi goobaysa Rag lagu tuhmay Al-Shabaab

Dowladda Kenya ayaa shaacisay Magacyada iyo Sawirrada Saddex Dhallinyara ah oo loogu shakiyay inay u goosteen kooxda Al-Shabaab. Mohamed Abdalla Asman oo loogu yeero Papa ama Raymond, Hamis Hemed oo loo yaqaan Baloteli iyo Ali Ahmed Ali, ayaa la waayay xilli hore oo Arbacadii ah, sida uu sheegay madaxa Isgaarsiinta Ciidanka Booliska Kenya, Charles Wahong’o . Booliska ayaa sheegay […]

Continue Reading

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka jira Koofurta Gobolka Mudug

Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Qeybta 21-aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa gaaray deegaanka Bacaadweyne ee hoostagta degmada Hobyo koofurta Gobolka Mudug. Ciidamadan ayaa ka tagay magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado iyo Galkacyo. waxaana socdaalkooda ku wehliya xildhibaano ka tirsan Barlamaanka cusub ee Galmudug iyo saraakiil ciidan. Sidoo kale Alshabaab ayaa dhaqdhaqaaq ka wada deegaanka warshubo ee degmada […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Hobyo oo dhagax-dhigay Aargada Magaalada (Sawirro)

Gudoomiyaha Degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cli “Faat” ayaa dhagaxdhigay dhismaha Aargada degmada Hobyo, Waxaana dhagaxdhigga ku wehliyey  Dr. Cumar salad Elmi, Aargadan ayaa ku fadhisa 9.3m Oo balaca iyo 8m Oo dhirir ah. Dhagax dhigga Aargadan ayaa ka dambeysay kadib markii lasoo gabangabeeyey  dhismaha wadada Hobyo ilaa Wisil. Wadadan ayaa gaaraysa ilaa 60 km, waxaana sidoo […]

Continue Reading