Cadaado: Soo dhaweynta Maxamed Cabdullaahi Tiiceey (Sawirro)

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb ee Bartamaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka soo ambabaxay Magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Cadaado gobolka Galgaduud. Shacabka farabadan ayaa tubnaa hareeraha wadooyinka, waxaana Soo dhaweynta ugu weyn ka dhacday fagaaraha Madaxtooyada Galmudug Magaalada Cadaado, halkaan oo […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, Madaxweynaha Waxaan garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxa Xukuumadda Galmuduga Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro, Xildhibaano, iyo qeybaha Bulshada. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo uga soo qabsoomay Magaalada Muqdisho oo uu maalmahan […]

Continue Reading

Tiiceey oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Galkacyo (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta gobolka Mudug. Wafdigan oo ka dagay garoonka diyaaradaha OSHACO koofurta Galkacyo ayaa waxaa si diiran halkaan ugu soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, Saraakiil ciidan iyo qeybaha Bulshada. Mr. Tiiceey ayaa ugu mahad celiyey […]

Continue Reading

Sh. Shaakir oo Ku baaqday in Gurmad deg deg ah lala gaaro shacabka Baladweyne.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Galmudug oo warbaahinta kula hadlay dhuusa mareeb ayaa sheegay in Galmudug ay door muhiim ah ka qaadan doonto Gurmadka loo Sameynayo dadka ka barakacaya fatahaada uu sameynayo Webiga Shabelle. Sidoo kale shiikha ayaa waxaa uu Sheegay in dowlada Galmudug gacan ka geysaneyso in garoomada diyaradaha degmooyinka Galmudug […]

Continue Reading

Akhriso War-Saxaafadeed: Halka ay Mareyso Dib u heshiisiinta Galmudug & Ahlu sunna

Waxaa goordhow soo gaaray warqabadka shabakadda Ceelhuur.com warsaxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Warasaxaafadeedkan ayaa u qornaa sidan: WARSAXAAFADEED                                           29.04.2018 Ujeedo: Warbixin halka ay marayso Dib-U-Heshiisiinta Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljameeca. Sida aad la socotaan laga bilaabo bishii Deseember 2017,waxaa socday ka fulinta Heshiiskii Jabuuti ay ku soo wada gaareen […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Shaqo-Joojin ku sameeyey Wasiirka Haweenka Galmudug

Saraakiil sare oo ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa u xaqiijiyey shabakadda ceelhuur.com in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Hodan Cabdi Shire. Madaxweyne Xaaf ayaa shaqojoojinta u cuskaday in wasiiradu ay iyadoo aan Madaxda sare la tashi la sameynin ay shaqo-joojin ku […]

Continue Reading

Gaalkacyo: Taliyihii Ciidanka Isku Dhafka oo ku dhintay Qarax Ismiidaamin ah

Qarax ismidaamin ah ayaa lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowladda Federaalka usoo magacwday gobalka Mudug Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud. Taliyaha iyo laba sarkaal ayaa ku dhintay Qarax ismiidamin ah oo lala eegtay xilli uu joogay meherad u dhow shirkadda Golis ee Waqooyiga Gaalkacyo. Jugta Qaraxa ayaa laga maqlay Guud ahaan magaaladda Gaalkacyo […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Casho Sharaf u sameeyey Tiiceey

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey, Waxaa sidoo kale Cashada ka qeybgalay Gudoomiyaha Barlamaankada Galmudug Cali Gacal Casir, Madaxweyne ku xigeenkii hore Ximan & Xeeb Cabdiraxmaan Shaaticadde, iyo Siyaasiyiin kale. Masuuliyiintaan ayaa Maxamed Tiiceey u muujiyey […]

Continue Reading

Sawirro: Tiiceey oo Xaflada soo dhaweyn ah loogu Sameeyey Muqdisho

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa caawa waxaa Hotel Makka Almukarama ee magaalada Muqdisho loogu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah oo si heer sare ah loo soo abaabulay. Xafladan ayaa waxaa diyaariyey dhalinyarada magaalada Muqdisho, Waxaana kasoo qeybgalay Masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Federaalka oo ay ka mid yihiin, […]

Continue Reading