Madaxweyne Xaaf iyo Wafdi Dowladda Dhexe oo gaaray Hobyo (Sawirro)

Waxaa goordhow caga dhigatay garoonka diyaaradaha degmada Hobyo diyaarad siday wafdi balaaran oo uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Qorsheynta DFS Jamaal Maxamed Xasan , Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/laahi Salaad, Wasiiru dowlaha Howlaha Guud Axmed Qorqoor, Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Cabdullaahi Faarax, […]

Continue Reading

Maxaa Caawa ka socda Magaala xeebeedka Hobyo?

Magaala xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug waxaa caawa ka socda diyaargarowga munaasabadda xarigga looga jarayo wajiga koowaad dhismaha wadada Hobyo- Gaalkacyo. Waxaana maalmihii u dambeeyey gudaha magaalada ka socday diyaaragarowga munaasabadan. Sidoo kale waxaa la gaban gabeeyey dhismaha Aargada laga galo degmada Hobyo. Ciidmada Ammaanka ayaa si aad ah u adkeeyey ammaanka, waxaana saacadihii ugu […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo u duulay magaalada Muqdisho

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow u duulay Magaalada Muqdisho Caasimadda Dalka. Madaxweynaha ayaa Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug, Waxaana halkaas shalay lagu ansixiyey dastuurka uu yeelanayo maamulka cusub, inkastoo aan laga warheynin qodobada ku qoran dastuurkaas. Madaxweyne Xaaf ayaa […]

Continue Reading

Xarunta Dhaqancelinta Alshabaab oo laga hirgalinayo Dhuusamareeb (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay xarun loogu tala galay in lagu dhaqan celiyo dagaalyahanada kasoo goosta Al-Shabaab. Xaruntaan ayaa hirgelinteeda waxaa iska kaashaaday dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug. Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Agaasimaha Waaxda Dhaqan celinta Maleeshiyaadka u qaabilsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wada jir […]

Continue Reading

Xarigga Internetka (Fiber Optic) oo soo gaaray Galmudug (Sawirro)

Waxaa deegaanada Galmudug soo gaaray xarrigga internetka ee Fiber Optic Cable, Waxa uuna hadda marayaa deegaanka Dagaari ee gobolka Mudug. Xariggan ayaa la filayaa in la gaarsiiyo magaalada Muqdisho. Xariggan ayaa laga soo jiiday xeebta Magaalada Boosaaso, waxaana maalgaliyey shirkada isgaarsiinta Hormuud, ilo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in Hormuud xariggan ay ku maalgalisay lacag […]

Continue Reading

Tirsigii 62aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe Bisha May 2018

  Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 62aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebisha may. Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan, warbixin dheer oo ku saabsan; MW hore eeXiman iyo Xeeb, mudane Maxamad Cabdullaahi Macallin Aadan (Tiiceey) oo dalka dib ugu soolaabtay iyo sooyaalkiisa aqoon, aqool iyo hoggaamin. Wasiirodawlaha Arrimaha Gudaha DFS mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye oo xildhibaan federal […]

Continue Reading

Mowqifka Barlamaanka Galmudug ee Khilaafka Ka taagan Galmudug

In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug oo shir jaaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-suuna. Xildhibaanno ay ka mid yihiin Garaad Yuusuf, Shariif Maxamed iyo Abuukar Warsame ayaa sheegay in reer Galmudug u istaagaan badbaadinta Maamulka. Halkan ka akhriso […]

Continue Reading