Dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb
Ciidamada Xoogga Dalka iyo NISA oo isgarabsanaya ayaa saaka weerar ku qaaday deegaanka Miirdugul oo ay fadhiisin ka sameysteen ururka Alshabaab, deegaanka dirirtu ka dhacday ayaa qiyaastii 20 km bari uga beegan Magaaladaa Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Ciidamadan oo ka ruqaansaday Dhuusamareeb ayaa halkaas dagaal ku dhexmaray ciidanka Alshabaab, Sida aan xogta ku helnay qarax ayaa […]
Continue Reading