Daawo Video: Horumarka #Dusmareeb Caasimadda Galmudug
Muuqaalkan aan idinka diyaarinay horumarka Magaalada Dusmareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Waxaa soo saaray Maxamed Dhagacade Tifaftiraha Ceelhuur Online
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Muuqaalkan aan idinka diyaarinay horumarka Magaalada Dusmareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Waxaa soo saaray Maxamed Dhagacade Tifaftiraha Ceelhuur Online
Continue ReadingCutubka Labaad. Xuquuqda iyo Xorriyaadka Aasaasiga ah. Qodobka 10aad. Dhaqangelinta Qawaaniinta Caalamiga ah. DGGM waxay dhowreysaa Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha iyo Xeerarka caalamiga ah ee guud ahaan la aqoonsanyahay iyo Qodobada Cutubka Labaad ee Dastuurka JFS uu ku xusayo xuquuqda iyo xorriyadaha aasaasiga ah DGGM, waxa ay dhaqangalin siineysaa Xeerarka iyo axdiyada caalamiga […]
Continue ReadingMadaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo galabta gaaray Magaalada Baydhabo xarunta kumeelgaarka ah ee Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey, Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan iyo Qeybaha Bulshada ayaa halkaas ku soo dhaweeyey. Madaxweyne Xaaf ayaa ka qeybgalaya shirka la filayo inuu beri halkaas uga furmo Golaha Iskaashiga […]
Continue ReadingMagaalada Baydhabo Xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed waxaa goordhow gaaray Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland. Sidoo kale waxaa la filayaa inuu halkaasi gaaro Madaxweynaha Puntland. Masuuliyiintaan ayaa waxaa Baydhabo uga furmi doona Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada. Iyagoo uga arinsan doona khilaafka Siyaasadeed ee ka dhashay taageerada Dowladda Federaalka ee […]
Continue ReadingWaa Qeybtii 2-aad ee Qormadeenii Xaqiiqooyinka Dastuurka cusub ee Galmudug, Waxaana qeybtaan ku soo qaadaynaa Qodobadii ka dhimaan Cutubkii Koowaad, Si aad uga bogataan, haddii Alle idmo markii aan dhameyno aqrinta dhammaan cutubyada Dastuurka, waxaa xigi doona isbarbardhig Dastuurkii Galmudug iyo Kan cusub. Qodobka 4aad Astaanta iyo Calanka Dowlad Goboleedka Galmudug 1) Astaanta u gaarka ah […]
Continue ReadingWaxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa sawirro xul ah oo Tifaftiraha ceelhuur.com Maxamed Dhagacade ka soo qaaday Baliyada iyo Baadiyaha Cadaado. halkaan hoose ka daawo. #SHare garee
Continue ReadingHorudhac Dastuurka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa 5 May 2018 waxaa ansixiyey Barlamaanka isku dhafka fadhi ay ku yeesheen magaalada Dusmareeb caasimadda Galmudug, Dastuurkan ayaa Waxa uu ka kooban yahay 6 Cutub oo si guud u qeybsan laba qeybood oo kala ah: Dastuurka Guud: Waana mid inta ka badan ka hadlaya 4 sano kadib […]
Continue ReadingWasiirudowlaha Wasaaradda Waxbarashada Dowlad goboleedka Galmudug Burhaan Warsame Cigaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Magaalada Cadaado ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan imtixaanka Dugsiyada deegaanada Galmudug. Wasiirka ayaa fariin u diray Maamulayaasha iyo Arday dugsiga Waxbarashada, sidoo kale waxa uu ka hadlay jadwalka imtixaanada sanadka 2018. halkaan ka daawo. La […]
Continue ReadingSaraakiil ka tirsan Ururka Alshabaab oo caawa soo gaaray degmada Baxdo oo qiyaastii 90 km u jirta degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa shacabka Magaalada u khudbeeyey masjidka weyn. Saraakiishaan oo watay laba gaari oo nuuca raaxada ah ( Toyota Qooqan iyo Toyota Layla Calawi) ayaa salaada cisha xiligii la galayey soo gaaray halkaasi, iyagoo […]
Continue ReadingWafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey degmada Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud. Wafdigan ayaa kasoo kicitimay degmada Cadaado oo ay maalmahaan ku sugnaayeen, Masuuliyiin ka tirsan Galmudug, Maamulka Degmada Cabudwaaq, iyo qeybaha Bulshada ayaa Wafdiga uga hortagay duleedka Magaalada, waxaana kadib […]
Continue Reading