Xildhibaanada DFS ee laga soo doorto Galmudug oo Cadeeyey Mowqifkooda khilaafka Madaxda Galmudug
Xildhibaannada Labada aqal ee laga soo doorto Galmudug ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka ka dhaxeeya madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo dhanka kalena talooyin soo jeediyey. Xildhibaannadan ayaa kulamo ku yeeshay magaalada Muqdisho 24/27 May 2018, waxaana ay ku lafa gureen khilaafkan iyo sida ugu wanaagsan ee lagu xallinkaro. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka mudanayaashan: […]
Continue Reading