Guddoomiye Gacal iyo Hoggaamintiisa Baarlamaanka Galmudug!

Guddoomiye Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Hoggaamintiisa Baarlamaanka DGGM? Jimco, 17 January 2020 doorasho lagu qabtay Xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa Guddoomiyihii labaad ee Baarlamaanka Galmudug yeesho loo doortay Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah aqoon yahan Culuumta Sharciga illaa PHD kasoo qaatay Jaamacadda Umudurmaan ee dalka Suudaan sidoo kalena muddo soo ahaa hoggaanka Kuliyadda […]

Continue Reading

Galmudug & DDS oo kala saxiixday Heshiis (Sawirro)

Shir laba maalmood u socday wafdi wasiiro iyo taliyaha nabadsugidda qaranka Qeybta Galmudug iyo wafdi Hogaanka Nabadgalyada, wasiiro iyo taliyaal ka socday hey’adaha amniga DDS uga socday magaalada Wardheer ayaa galabnimadii Jimcaha 19 Maarso 2021 soo gabagaboobay. Gunaanadkii shirka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed iyo heshiis ay dhinaca Galmudug u saxiixeen: Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyay Shirka #Dhuusamareeb4

Shirka Wadatashiga ee maanta u furmay Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa looga hadlay arrinta Somaliland oo ka mid ah saddexda qodob ee ugu weyn ee ka taagan is mari waaga doorashada. Ilo ku dhow dhow kulanka ayaa sheegaya in shirka maanta uu diiradda ahaa arrinta Somaliland, iyadoo Madaxda Dowlad Goboleedyada la […]

Continue Reading

khasaaraha dagaalkii Maanta ka dhacay Bacaadweyne (Sawirro)

Dagaal dhowr jeer maanta ka dhacay magaalada Bacaadweyne iyo hareeraheeda ayaa sababay khasaare kala duwan oo kala gaaray dhinacyadii ay dirirtu dhexmaray iyo dad shacab ah. Dagaalkii Maanta galinkii hore Alshabaab ayaa saaka weeraray taliska ciidamada deegaanka halkaas gudaha magaalada Bacaadweyne, halkaas dagaal kadib ay Alshabaab ay ka wateen ilaa 3 gaari oo tikninko ah, […]

Continue Reading

Xogtii ugu dambeysay dagaalka Bacaadweyne (Sawirro)

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaalkii saaka ka dhacay Magaalada Bacaadweyne koofurta gobolka Mudug, Bacaadweyne waxa ay hoostagtaa degmada Hobyo gobolka Mudug ee bartahama Soomaaliya. Ururka Alshabaab ayaa saaka weerar ku qaaday Magaalada Bacaadweyne iyo xerada ciidamada Xoogga dalka ee halkaas aan ka fogeyn. dagaalkan ayaa u dhaxeeyey ururka Alshabaab oo halkaas soo weeraray […]

Continue Reading

Maxaa ka soo baxay kulankii xalay ee Musharaxiinta iyo Qoorqoor?

Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa kulan saacado badan socday oo illaa xalay xilli dambe la isla gaaray waxay la qaateen Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, kulanka waxaa uu ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore Xasan Sheekh. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Musharaxiinta Madaxweynaha ee ka soo jeeda Galmudug, sida Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii duleedka Dhuusamareeb (Sawirro)

Dagaal culus maanta ka dhacay deegaanada Miirdugul iyo Bulacle oo koofur-bari uga beegan magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, dagaalkan ayaa u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo Ururka Alshabaab, waxaana ciidanka Dowladdu ka sheegteen in ay guul ka gaareen dagaalkaas. Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa waxaa qaaday ciidamada Dowladda oo isugu jira CiidankaQeybta 21aad Xoogga Dalka iyo […]

Continue Reading

Dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

Ciidamada Xoogga Dalka iyo NISA oo isgarabsanaya ayaa saaka weerar ku qaaday deegaanka Miirdugul oo ay fadhiisin ka sameysteen ururka Alshabaab, deegaanka dirirtu ka dhacday ayaa qiyaastii 20 km bari uga beegan Magaaladaa Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Ciidamadan oo ka ruqaansaday Dhuusamareeb ayaa halkaas dagaal ku dhexmaray ciidanka Alshabaab, Sida aan xogta ku helnay qarax ayaa […]

Continue Reading

Booliska Cadaado oo qabtay nin lala xariirinayo Kiiskii Xamdi M .Faarax

Ciidanka Booliiska degmada Cadaado ayaa howlgal ay xalay ka fuliyeen gudaha magaalada Cadaado ku soo qabtay eedeeysane  laguna tuhmaayo inuu ku lug lahaa kiiska marxuumad Xamdi Maxamed Faarax kana soo baxsaday magaalada Muqdisho falka ka dib. Ninkaan la qabtay ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Ibrahim Cismaan, 24 jir ah, ku dhashay Muqdisho Saraakiisha Booliska ayaa […]

Continue Reading