Senator Abshir Bukhaari oo booqday Dugsiga Maandeeq (Sawirro)

Senator Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) Gudoomiye ku xigeenka  1aaad aqalka sare barlamaanka Soomaaliya ayaa saaka booqday Dugsiga Waxbarashada Maandeeq magaalada Cadaado. Senatorka ayaa Dugsigan 2 sano ka hor ka hirgaliyey magaalada Cadaado, waxayna ka mid aheyd balanqaadkii doorashadiisa inuu wax u qabto dadka deegaanka. Dugsiga Maandeeq ayaa waxaa dhigtay caruurta ku nool xerooyinka Barakaca, gaar […]

Continue Reading

Senator Abshir Bukhaari oo soo gaaray Cadaado (Sawirro)

Gudoomiye ku xigeenka 1aad Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Abshir Bukhaari ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug. Senatorka iyo masuuliyiinta la socotay ayaa waxaa garoonka diyaaaradaha Cadaado kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo degmada Cadaado. Senator Abshir ayaa Cadaado u yimid sidii uu xarig jari lahaa Makatabadda Magaalada Cadaado […]

Continue Reading

Xogtii ugu dambeysay ee Loolanka Siyaasadda Galmduug

Deegaanada Galmudug ayaa laga dareemaya xaalad fadhiid siyaasadeed, waxaana inta badan istaagay dhaqdhaqaaqyada siyaasadda la xariira, Madaxda Galmudug ayaa muddo bil ka badan ku sugan Magaalada Muqdisho. iyadoo Madaxda dowladda federaalku isku dayayaan dhameynta khilaafka Madaxda Galmudug. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirar uu la qaatay Macalin Maxamuud oo ah hoggaamiyaha Ahlu Sunna isla […]

Continue Reading

Askar ka tirsan Ciidanka Badda Galmudug oo tababar uga furmay Bosaso (Sawirro)

Askar ka tirsan ciidanka Badda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa tababar uga furmay Magaalada Boosaaso xarunta Gobolka Bari, ciidanka oo gaaraya 15 askari ayaa muddo 3 todobaad ah qaadan doona casharo la xariira badmaaxnimada, isgaarsiinta iyo sharciga badda. 15 #Galmudug Coast Guards arrived in #Bossaso for a 3 week Basic Seamanship Course.The training will focus on […]

Continue Reading

Dibadbax balaaran oo Muqdisho ka socda

Banaan bax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee loo geysto dhalinyarada waxtarka u ah bulshada ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo dhalinyaro ka dhiidhinaya dilkii maalmo ka hor loo geystay Maxamed Maxamuud Sheekh Cali ay socod ku marayaan waddooyinka Muqdisho. Dhalinyarada banaan baxaya ayaa wata boorar ay ku qoran tahay halku dhigyo kala duwan, sida […]

Continue Reading

Degaanka Saddex Higlo oo laga hirgeliyay isbitaal (Sawirro)

Degaanka Saddex Higlo oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa shalay ayaa waxaa laga hirgeliyay isbitaal  si uu u daboolo baahiyaha Caafimaad ee halkaasi ka taagnaa. Munaasabaddii Xarigga lagaga jarayay isbitaal ayaa waxaa ka qayb galay Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Galmudug, Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda […]

Continue Reading

W/Arimaha gudaha Galmudug oo Caabudwaaq ku qabatay kulan looga tashanayay dhismaha golaha degaanka

Wasiirka Wasaaradda arrrimaha gudaha iyo Dawladaha hoose ee Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xayir Nuur, oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa ku qabtay Degmada Caabudwaaq kulan isugu jiray wacyigalin iyo Diyaar garowga dhismaha Goloaha Degaanka. Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq oo daahfuray kulanka ayaa ka hadlay ujeedka laga leeyahay dhismaha golaha deegaanka, waxaana uu ku […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Kusimaha Safiirka Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta Kulan kula yeeshay Safaarada Mareykanka ee Magaalada Muqdisho Kusimaha safriirka dowlada mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Martin Dale. Labada Dhinac ayaa kawada hadlay arimaha Amniga guud ahaan Soomaaliya oo mareykanku qeyb weyn ka qaato, Gaar ahaan Arimaha Galmudug ee Hormarka dhaqaalaha,  la dagaalanka alshabaab iyo […]

Continue Reading