Degaanka Qeydaro oo isbitaal laga hirgeliyay

Degaanka Qeydaro oo ka mid ah Tuulooyinka hoos taga Dagmada Cadaado ee Gobalka Galguduud , ayaa markii ugu horreysay laga hirgeliyay Cuspitaal dabooli doono baahiyaha caafimaad ee halkaasi ka taagnaa. Dhismaha Cuspitaalka Tuulada Qaydaro ayaa waxaa is kaashaday Bulshada halkaasi ku dhaqan iyo xubno ka tirsan tirsan Golaha Barlamaanka fadaraalka Soomaaliya. Munaasabaddii Xarig jarka xaruntan […]

Continue Reading

Galmudug oo ka qeybgashay Shirka Xasilinta Wadajir (Sawirro)

Shirka xasilinta wadajir looga hadlayo ayaa maanta ka furmay xarunta Xalane magaalada Muqdisho, shirkaan ayaa waxaa hagaya Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya Cali Joqombe, waxaana ka qeybgalay masuuliyiin ka socota wasaaradaha arimaha gudaha dowlad goboleedyada iyo xubno ka socda beesha caalamka. Barnaamijka Wadajir Framework ayaa loogu talagalay dhismaha Golayaasha degmooyinka Dalka, iyo dib […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu soo laabtay Dalka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masuuliyiin  ka tirsan Galmudug ayaa Madaxweynaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Madaxweyne Xaaf ayaa muddo laba todobaad ah ku maqnaa dibadda, isagoo ka qeybgalay shirkii arimaha Soomaaliye ee Brussels lagu qabtay. sidoo […]

Continue Reading

Shir lagu dhameynayo Shaqaaqo ka dhexjirtay Galinsor & Docoley oo Cadaado ka furmay (Sawirro)

Wasiirudowlaha Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye (Guureeye) ayaa daah furay  gogol looga wada xaajoonayo gadiid iyo matoor ay kala dhaceen dad kasoo jeeda deegaanada Galinsoor iyo Docoley oo labadooduba hoos taga degmada Cadaado. Wasiir Guureeye ayaa sheegay in qabsoomidda gogoshan ay waqti badan ku bixiyeen, haddana ay ka doonayaan […]

Continue Reading

Afhayeen Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Cadaado soo gaaray (Sawirro)

Afhayeen Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye Nabaddoon Cabdinuur Axmed Diiriye ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug. Garoonka Diyaaradaha Cadaado ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Galmudug, Golaha Midnimada iyo Badbaada Galmduug iyo Maamulkada Degmada Cadaado. Nabaddoonka ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey Siyaasiyiin uu ka mid yahay Xildhibaan Saabir […]

Continue Reading

Golaha Midnimada & Badbaada Galmudug oo ka hadlay Xaaladda Galmudug

Golaha Midnimada iyo Badbaada Galmudug ayaa Maanta War-saxaafadeed kasoo saaray marxaladda ay marayso Siyaasadda Galmudug. Gudoomiyaha Golaha Cismaan Maxamed Cali ( Cismaan Dheere ) ayaa shirka ka sheegay Golahan u taagan yahay Midnimada iyo Badbaada Galmudug, iyo sidii loo ilaalin lahaa dowladnimada Galmudug. Dhanka Kale Afhayeenka Golaha Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi ( Diiwaan) ayaa warbaahinta u […]

Continue Reading

Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Micheal Keating oo Galkacyo gaaray (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Micheal Keating oo ay ka mid yihiin Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyeyaal ka tirsan ciidanka xoogga ayaa gaaray Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Garoonka Diyaaradaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyay maamulka gobolka Mudug, iyo ciidamada xoogga iyo Booliska ee ku sugan […]

Continue Reading

Daawo Sawirada: Xafladda Qalinjabinta Dugsiga Sare Cadaado

Magaalada Cadaado ayaa xalay waxaa ka dhacay Xaflad ay ku qalinjabinayeen arday dhameysay Dugsiga Sare ee Cadaado oo la aasaasay 2014. Munaasabadda ayaa waxaa hadal ka jeediyey Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Guureeye, Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxamaan, Agaasimaha Waaxda Dugsiyada Axmed Kheyre, maamulka Dugsiga Cadaado iyo Masuuliyiin kale. FG: Goordhow ka daawo Muuqaalka […]

Continue Reading

Buugga BILLADII HAL-ABUURKA oo lagu soo bandhigay Cadaado (Sawirro)

Madasha Heego Forum ayaa Magaalada Cadaado ku qabatay Bandhigga Buugga Billaddii Hal-Abuurka oo ay qortay Bushra Cabdullaahi Ismaaciil, dadka ka qeybgalay Bandhigan ayaa u badnaa ardayda dhigata Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare Cadaado. Qoraaga Buuggan Bushra Cabdullaahi ayaa horey buugaan ugu soo bandhigtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Galkacyo, waxaana Magaalada Cadaado noqonaysa Magaaladii 3aad ee ay Buugaan […]

Continue Reading