Wararkii ugu dambeeyey Khilaafka Madaxda Galmudug
Khilaafka Madaxda Galmudug ayaa gaaray heer ay adag tahay in wax laga qabto, Xildhinaado u badan kuwa Ahlu Sunna oo ku sugan Dusmareeb ayaa sheegay in ay xilka ka qaadeen Cali Gacal Casir oo ah gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug. arintaas oo ay gadaal ka riixayeen Madaxweyne Xaaf iyo Madaxda Ahlu Sunna. Dhanka kale Waxaa ka socda […]
Continue Reading