Garabka Dusmareeb oo doortay Gudoomiye Barlamaan

Magaalada Dusmareeb ee caasimadda Galmudug waxaa galabta ka dhacday doorashada gudoomiya Barlamaanka garabka Dusmareeb, Waxaana ku loolamay 3 Musharax oo kasoo jeeda degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Saddexan Musharax ayaa kala ahaa : Aadan Xaaji Xasan Gardheer Ismaaciil Cabdulle Axmed Salaad Axmed Ceynte Sida uu sheegay Xareed Cali Xareed gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka, […]

Continue Reading

Cabdikariin Qalbi dhagax oo gaaray Dusmareeb (Sawirro)

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa goordhow gaaray magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug, Qalbidhagax iyo wafdi la socda ayaa saaka kasoo duulay Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug oo maalmahaan ku sugnaa. Qalbidhagax ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dusmareeb kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka, waxaana loo galbiyey Hotel City halkaas oo la dajiyey. Cabdikariin ayaa inta uu joogo […]

Continue Reading

Dusmareeb: 3 Musharax oo u taagan xilka Gudoomiyaha Barlamaanka

Magaalada Dusmareeb ee caasimadda Galmudug waxaa la filayaa in saacadaha soo socdo lagu doorto gudoomiyaha Barlamaanka. Jagadaan ayaa Waxaana u sharaxan saddex musharax oo ka soo jeeda degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. kadib markii ay xildhibaanada Beesha Sure lagu qanciyey in beel kaliya ku tartanto kursiga gudoomiyaha Barlamaanka. Saddexdan Musharax ee ku loolamaya kursigan ayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo dib ugu soo laabtay Dusmareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug, Madaxweynaha ayaa safar laba maalin ah ku tagay magaalada Nairobi Caasimadda Kenya. Madaxweynaha oo ka dib dhacay shirkii Madaxda Maamul goboleedyada iyo beesha Caaalamka, ayaa dib kala kulmay saraakiil safaaradda Maraykanka dalka Kenya iyo Diblumaasiyiin kale, Mr. Xaaf ayaa dacwad […]

Continue Reading

Wariyayaal lagala dagay diyaarad garoonka Dusmareeb

Sida inoo xaqiijiyeen ilo xog – ogaal ah waxaa galabta diyaarad lagala dagay laba wariye oo u shaqeynayey Telefishinka Galmudug. Labadan wariye ayaa magacooda lagu sheegay CabdiQani Axmed Abtidoon iyo Cabdicasiis Cali Guuleed. Waxayna diyaarada Maandeeq galabta ka raaceen garoonka diyaaradaha Cadaado, iyagoo kusii jeeday Muqdisho. Diyaaradan ayaa kusii hakatay garoonka Dusmareeb, halkaas oo lagula […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo u ambabaxay Nairobi

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa galabta u ambabaxay Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya, Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey Gudoomiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan iyo Duraan Faarax oo ah gacan yaraha Xaaf. Madaxweyne Xaaf ayaa ka qeyb gali doona shir Madaxda Maamul  goboleedyada iyo siyaasiyiin kale ku leeyihiin dalka Kenya, hore […]

Continue Reading

Garabka Cadaado: Aqalka Sare Faragalin naguma hayo (Daawo Video)

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay in aysan faragelin aqalka sare ku hayo siyaasadda Galmudug, sidoo warsaxafadeedka ayaa looga digay Madaxda Maamul goboleedyada in ay faraha kala baxaan arimaha Galmudug. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Heeloos ayaa saxaafadda u aqriyey warsaxaafadeedka.

Continue Reading

Waa Kuma Ninka Ahlu Sunna u rabaan Gudoomiyaha Barlamaanka?

Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Ahlu sunna ayaa la filayaa in ay beri ka dhacdo Magaalada Dusmareeb caasimadda Galmudug, inkasta oo ay suurtagal tahay in ay dib u dhacdo. Barlamaankan ayaa tiro yar ka mid ah ka timid xildhibaanadii Galmudug, waxaana aqlabiyadda leh ururka Ahlu Sunna, ilaa saddex Musharax ayaa u taagan xilka gudoomiyaha Barlamaankan. waxaana ugu […]

Continue Reading