Garabka Cadaado: Aqalka Sare Faragalin naguma hayo (Daawo Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay in aysan faragelin aqalka sare ku hayo siyaasadda Galmudug, sidoo warsaxafadeedka ayaa looga digay Madaxda Maamul goboleedyada in ay faraha kala baxaan arimaha Galmudug.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Heeloos ayaa saxaafadda u aqriyey warsaxaafadeedka.