Barlamaanka Galmudug oo ka Jawaabay Eedeyntii Xaaf u jeediyey Xildhibaanada BFS (Video)
Barlamaanka Galmudug ayaa ka jawaabay Eedeyntii Xaaf Ducaale u jeediyey Xildhibaanada iyo wasiirada Dowladda Federaalka, Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Golaha Barlamaanka Galmudug ayaa waxaa warbaahinta u aqriyey Xildhibaan Garaad Yuusuf. Halkaan ka daawo Muuqaalka. Markasta ku xirnow Ceelhuur Online You tube Channel
Continue Reading