Cadaado: Banaanbax lagu taageerayey Madaxweynaha cusub Galmudug (Daawo)
Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay Banaanbax lagu taageerayey Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto. Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeybgalay Banaanbaxa, waxaana khudbooyin ka jeediyey Gudoomiyaha Degmada Cadaaado Cabdullaahi Cabdiraxamaan Tootoole, wasiiro iyo xildhibaano Galmudug. Sidoo kale Banaanbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin […]
Continue Reading