Agaasimaha idaacadda Codka gobolada Dhexe oo Cadaado lagu xiray
Waxaa goordhow lagu xiray Magaalada Cadaado agaasimaha idaacada codka gobolada dhexe Maxamed maxamuud Aw Aadan, ahna wariyaha Universal TV ee degmada Cadaado, Agaasimaha ayaa hadda ku xiran saldhigga dhexe. Agaasimaha oo aan khadka taleefanka kula xariirnay ayaa inoo xaqiijiyey in uu u xiran yahay maamulka degmada Cadaado, Arimaha loo xiray wali ma cadda, inkastoo […]
Continue Reading