Faahfaahin dagaal ka dhacay duleedka Godinlabe

Ciidanka Nabad sugidda ayaa barqanimadii maanta dagaal ku qaaday koox maleeshiyo isbaaro dhigatay duleedka Godinlabe oo 30 km koofur uga beegan degmada Cadaado. Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyo hubeysani xalay jidgooyo dhigteen halkaasi, ciidankuna ay sidaas ku weerareen markii ay diideen in ay ka soo wareegaan,  waxaana maleeshiyadan soo abaabulay ganacsade deyn ku lahaa […]

Continue Reading

Faahfaahin: Ciidamada Danab iyo Nabad suggida oo howlgal qorsheysan ka fuliyey duleedka Galkacyo

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo kuwa Nabad suggidda Galmudug ayaa xalay Howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaan lagu magacaabo xaar xaar  duleedka Koofureed Magaalada Galkacyo . Ilo xog-ogaal ah ayaa ceelhuur.net u xaqiijiyey in Weerarkan  dhacay Xalay saqdii dhexe, waxaana ciidanku beegsanayeen gaari Toyota Landcruiser ah oo uu lahaa Sarkaal ka tirsan […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Haweenka ee ka qeybgalka Siyaasadda Dalka oo Cadaado ka furmay

Shirka wadatashiga Haweenka Soomaaliyeed oo lagu doonaayo xaqiijinta 30% ka qeybgalka Haweenka Siyaasada Dalka Doorashada 2016 ayaa maanta ka furmay Magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Wasaaradda Haweenka Galmudug iyo Ururka SWLI (Somali Women Leadership Initiative), waxaana ka soo qeybgalay Qaar ka mid ah wasiirada Galmdug, Xubno ka […]

Continue Reading

Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta Galmudug oo Cadaado lagu soo dhaweeyey

Taliyaha Cusub ee ciidamada Asluubta Dowlad goboleedka Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Cabdulle Cali, iyo Taliyayaasha Asluubta qeybaha gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Saraakiishaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Gaashaanle Xuseen Muumin, Saraakiil kale iyo Maamulka degmada Cadaado. […]

Continue Reading

Dhageyso: Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Docoleey

Degmada Docoleey ee gobolka Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa inuu fara ba’an ku hayo cudurka jadeecada, waxaana qaar ka mid ah  Waxgaradka Degmadaasi oo ay wareysatay idaacada Codka gobolada dhexe ee magaalada Cadaado sheegeen in cudurka Jadeecadu soo ritay dad fara badan gaar ahaan dadka da’doodu ka yar tahay 15 jirka. Cudurkaan oo markii hore […]

Continue Reading

Dhageyso: Itoobiya oo xirtay xadka ay la wadaagto degmada Balanbale

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud Mudane Cabdirisaaq Axmed Xalane ayaa sheegay in dowladda itoobiya xirtay xadka ay la wadaagto degmada Balanbale, iyagoona soo dhoobay ciidan farabadan. Ciidamda itoobiya iyo dadka shacabka ah ayaa horey iskaga kala gudbi jiray labada dhinac ee xadka, Mr. Xalane ayaa sheegay in aysan ogeyn sababta keentay arintan […]

Continue Reading

Sawirro: Ajnabi ka tirsan Alshabaab oo Galkacyo lagu qabtay

Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Ammaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guuto Cali Baashi Xaaji Maxamed ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in howlgalka oo ay wadajir isaga Kaashadeen Ciidamada Sida Gaarka u tababaran ee Danab iyo Ciidamo gaar ah […]

Continue Reading

Dhageyso: Khudbadii Madaxweyne Guuleed ka jeediyey Soo dhaweyntii Galkacyo

Madaxweynaha dowad goboleedka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta gaaray Magaalada Galkacyo ayaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxda iyo Bulshada Galmudug, waxaana Madaxweynuhu goobta soo dhaweynta ka jeediyey khudbo dhinacyo badan taabanaysa. C/kariin Guuleed oo ka hadlayay munaasabad ayaa yiri : “Waxaa rabaa inaan ka hadlo arrimaha siyaasada, dalka waxaa ku soo fool […]

Continue Reading

Guuleed : " nalagama tashan ciidanka DANAB ee Galkacyo la keenay"

Waxaad todobaadkan bilowgiisi gaaray Waqooyiga Magaalada Galkacyo ciidamo kumaandoosta Soomaaliya ka tirsan, iyagoo howgalo ay ka fuliyey koofurta magaalada dhanka Galmudug  ay ku xireen dad rayid ah sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, arintaas oo ay aad u dhaliileen maamulka degmada Galkacyo dhanka Galmudug. Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta ka sheegay […]

Continue Reading

Galmudug oo ka soo horjeesatay laba xubnood oo Puntland loogu daray Aqalka Sare

Madaxweynaha dowad goboleedka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka soo hor-jeestay qaar ka mid ah qodobadii shalay laga soo saaray shirkii Madasha Wada-tashiga qaran ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho. C/kariin Guuleed oo ka hadlayay munaasabad lagu soo dhoweynayay oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayaa yiri : “Waxaa rabaa inaan ka hadlo arrimaha […]

Continue Reading