Safiirada Wadamada Carabta U Fadhiya Soomaaliya Ayaa Maanta Hooygiisa Kusoo Booqday Madaxweynaha Dowlada Galmudug Abdikarim Hussein Guled Oo Maalmihii Lasoo Dhaafay Howlo Caafimaad Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa Oo Shalay Soo Gaaray Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa Ugu Mahadceliyay Booqashadooda Iyo Garab Istaagooda, Waxaana Kulankaasi Madaxweynaha Ku Wehliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaal DFS Abdurahman Odowaa Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada Mahad Salad Iyo Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada Axmed Kadiye.
Madaxweyne Guuleed ayaa la filayaa in uu dhawaan soo gaaro magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug.
Comments are closed.