Wararkii ugu dambeeyey Shirka Hobyo.

Shirweynaha Beelweynta Habargidir ayaa si habsami ah uga socda magaalo xeebeedka Hobyo, waxaana guddiyada beeluhu soo xusheen ka doodayaan qodobada isafgarad la doonayo in ay saxiixdaan Hoggaanka Dhaqanka Shirweynaha Habargidir. Beri oo Khamiis ah ayaa la filayaa in hoggaanka dhaqanka beeluhu saxiixaan isafgaradka. Dhanka kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Hogaamiyaha Xisbiga Wadahir ayaa maanta soo […]

Continue Reading

10 Xaqiiqo oo ku Saabsan Shirka Nabadda Hobyo

Shirweynaha Nabadda ee Beelaha Habargidir ayaa la filayaa inuu maanta oo Isniin ah 4/8/2019 ka furmo degmada Hobyo gobolka Mudug. Inta badan ergadii ka qeyb gali laheyd shirka ayaa ku sugan Hobyo, waxaana si wanaagsan u martigaliyey bulshada reer Hobyo. Hadaba halkaan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 Xaqiiqo oo ku Saabsan Shirka Nabadda Hobyo: […]

Continue Reading

Isbadal lagu sameeyey Taliska Qeybta 21aad.

Taliska Ciidanka xoogga Dalka Ayaa Isbadal ku sameeyey Taliyaha iyo Abaanduulaha Qaybta 21aad. Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad ayaa loo Magacaabey G/Sare Cabdicasiis Cabdullaahi Kheyre (Qooje) oo horey u ahaa Taliyaha Danab Qeybta 21aad, halka Abaanduulaha Qaybta 21aad loo Magacaabey Dhamme Aadan Siyaad Cabdi. Sidoo Kale Taliyaha Danab Qaybta 21aad ayaa Loo Magacaabey Dhamme Muqtaar […]

Continue Reading

RW Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Amniga Magaalada Dhuusameeb

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyey shirka amniga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka qayb galeen dhammaan hay’adaha amniga heer federal ee lagu wareejiyey Amniga magalaada Shirka ayaa aad looga hadlay Qorshaha sugida amniga caasimadda caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb, Diyaar garowga sugida amniga shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug, Amniga garoonka diyaaraha […]

Continue Reading

Odayaasha Dhaqanka Saleebaan oo ka Jawaabay Hadalkii C/raxmaan Baadiyo (Video)

Odayaasha Dhaqanka beesha reer Xaaji Saleebaan oo galabta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay Gudoomiyaha Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug Cabdiraxmaan Baadiyow. Odayaasha ayaa sheegay in Baadiyow ku been abuurtay, uuna Sheegay in ay reer Cadaado isla garteen in ay ka qeyybgalaan shirka Dhuusamareeb. hadaba halkaan […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Kheyre oo kormeeray Ciidamo lagu biiriyey Xoogga Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii dhawaan la qarameeyay ee Ahlu Sunna iyo ciidamadii qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo hadda diyaar u ah howl-gallo lagu baacsanayo Alshabaab. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali […]

Continue Reading