Odayaasha Dhaqanka Saleebaan oo ka Jawaabay Hadalkii C/raxmaan Baadiyo (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Odayaasha Dhaqanka beesha reer Xaaji Saleebaan oo galabta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay Gudoomiyaha Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug Cabdiraxmaan Baadiyow.

Odayaasha ayaa sheegay in Baadiyow ku been abuurtay, uuna Sheegay in ay reer Cadaado isla garteen in ay ka qeyybgalaan shirka Dhuusamareeb. hadaba halkaan ka daawo hadalka Odayaasha.

Aragtidaada ka dhiibo