Sawirro: Heshiis laga gaaray colaad beeleed ka jirtay deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud
Wasiiro ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug iyo saraakiisha ka socotay qaybta 21-aad ee xoogga dalka oo shalay iyo maanta dalaalo nabadeed ka waday deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud iyo tuulooyinka ku hareeraysay oo maalmo ka hor ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleed hubaysani ayaa maanta waxa ay ku guulaysteen in xabad joojin la sameeyo. Wafdiga ayaa […]
Continue Reading