SAWIRO: Shabaab oo laga saaray deegaano ka tirsan Jubbada Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa  Al-shabaab ka saaray degaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha Qeybta 43Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa sheegay in Howlgal qorsheysan ay fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbbaland ay Al-shabaab ka saareen degaanada Canjeel Beerxaani iyo Janaay Cabdalla. […]

Continue Reading

Hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela oo Madaxweyne loo aqoonsaday

Waxaa cirka isku sii shareereysa xiisadda u dhaxaysa dowladda Venezuela iyo dalka Mareykanka. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela Juan Guaidó uu u aqoonsan yahay madaxweynaha ku meel gaarka ah. Hadalka Mareykanka ayaa yimid kaddib markii 35-sano-jirkaasi uu shalay caasimadda Venezuela ee Caracas kaga dhawaaqay inuu yahay ku simaha madaxweynaha. Qaar […]

Continue Reading

Kenya: Dabley hubeysan oo weerartay Shaqaale Shiineys ah

Booliska Kenya waxay sheegeen in xalay dabley hubeysan ay rasaas ku fureen goob ay dhismo ka waday shirkad Shiinees ah. Taliyaha booliska Joseph Boinnet wuxuu sheegay in ciidamada ammaanka ay fashiliyeen weerarka ka dhacay deegaanka Shimbirey oo ku yaalla inta u dhexeeysa magaalooyinka Gaarisa iyo Madoogaashe. Xarunta Shirkadda la weeraray ayaa la sheegay inay ka […]

Continue Reading

Denmark oo Joojisay Iibintii Hubka ee Dalka Imaaraatka

Denmark ayaa joojisay hubkii ay ka iibin jirtay dalka imaaraatka Carabta, iyadoo ku eedeysay in imaaraatku uu dhibaato bini aadanimo ka sameeyey dalka Yemen. Warbaahinta Dalka Denmarka ayaa warkaan sheegtay khamiista maanta ah, Wasiirka Arimaha Dibadda Denmark Anders Samuelsen oo la hadlay Barlamaanka dalkaasi ayaa sheegay inuu ku wargaliyey Hay’adda Guud ee Amniga dalkaasi in […]

Continue Reading

Isku day Afganbi oo ka dhacay dalka Gabon

Milatariga dalka Gabon ayaa maanta qaaday isku day afgambi oo ka dhan ah Madaxweynaha dalkaas. Ciidamada ayaa ku dhaaqaaqeen afgami ,isla markaana ay shaaca ka qaadeen in ay aasaasayaan gole soo celiya rajada,ka dib kolkii ay la wareegeen xarunta Idaacadda Qaranka ee dalkaasi. Rasaas ayaa la sheegayaa in laga maqlaayo magaalada caasimadda ah ee Libreville. Hadal […]

Continue Reading

Saameynta ka bixitaanka Ciidanka Maraykanka ee Dalka Suuriya

Maanta, guud ahaan gobolka Bariga Dhexe, waxaa aad loo hadal hayaa go’aanka madaxweyne Donald Trump uu ciidanka Maraykanka uga saarayo Suuriya horraanta 2019. Waa tallaabadii ugu muhiimsaneed ee colaadda Suuriya ka sokoow faragelinta Ruushka ee 2015. Waxay bedelaysaa jihada colaadda. Dalal iyo kooxo aan dawli aheyn, oo badan mid walbana uu doonayo natiijo masaalixdiisa kaabeysa […]

Continue Reading

Madaxweynihii hore Maraykanka George HW Bush oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka George HW Bush ayaa xalay ku geeriyooday da’da 94 jir, sidaas waxaa shaaciyey wiilkiis  George W Bush. George Bush ayaa soo noqday Madaxweynaha 1989 ilaa 1993, wuxuu ahaa askari kasoo qeybgalay dagaalkii 2aad Adduunka, wuxuuna siyaasadda ku soo biiray 1964, wuxuuna ka tirsanaa xisbiga Jamhuuriga Maraykanka. George Bush ayaa lagu […]

Continue Reading