Jawaari oo ku guuleystay Gudoomiyaha Barlamaanka (Sawirro)
Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad Soomaaliya, waxaana ku tartamay 4 musharax oo kala ah : Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari Cabdirashid Maxamed Xidig Cabdifitax Maxamed Geesey Idiris Cabdi Dhakhtar . Guddiga doorashada ayaa sheegay in ay codeyeen 259 xildhibaan, Waxaana Musharixiintu kala heleen codadkan Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari 141 cod […]
Continue Reading