Home » Archives by category » SHEEKOOYIN

U Gabara Deegaan Dhan!!! Qeybtii 2-aad Waxaa Qoray Burhaan Burhaan

Share This Post

Qeybtii 2-aad Waxaa Qoray Burhaan Burhaan   “Aniga ima garanaysid Muno aa la i dhahaa, adeerkaa Cali baan si fiican isku kaseynaa. Barre aan la dhashay nooh.” “Waan ku gartay, gabadha dheere cad miyaad tahay, ooy dadku yiraahdaan way qurxoontahay” ayuu Cali ku kaftamay. “Maxaa! Adiga ma aaminsanid miyaa in…

U Gabara Deegaan Dhan!!! (Sheeko Jaceyl oo Xiiso leh) W/Q: Burhaan Burhaan

Share This Post

U Gabara Deegaan Dhan W/Q Burhaan Burhaan   Qeybta 1-aad Waa fiidnimo Qamiis ah. Waa sagaalkii fiidnimo. Baskii uugu danbeeyay ayuu  kasoo dagay. Xiligaas magaalada Muqdisho in la wareego aad ayaa looga deyriyaa. Magaaladu waxay u kala xirantahay lix qeybood, oo ay ka kala taliyaan lix hogaamiye kooxeed. Gacantuu seyrinayaa,…

Faq Sheydaan iyo Faalalow Ambaday!.

Share This Post

Waa xeel dheere sifican u yaqaana faalka ififaala bixintiisana ku asiiba inta badan sheegida xaajada uu u faaliyo, dadka faashadaahina aad ayey ugu kal soonyihiin, wuxuu aaminsan yahay dadkana u sheega in faalkiisu waligii been u sheegin ama isagu uusan ka ben sheegin faalka. Waa xirfadle isku kalsoon dhigista faalkana…

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 6aad)

Share This Post

Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 6aad. Siciid iyo Heybe waxay isla qaadaa dhigeen qorshahani in uu ka mid yahay qorshayaasha aas-aaska u ah nolosha, iyagoo isla qiray in naf walbaa u baahan tahay mid kale oo ay isla qeybsadaan nolosha iyo waayaheeda, waxayse ku kala aragti duwanaadeen sida loo qaabilayo,…

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 5aad)

Share This Post

Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 5aad. Iyagoo ku gudo jira howl maalmeedkoodii, meheradoodiina maareynaya, ayaa waxaa dukaankii mudh soo yiri dhowr gab-dhood oo si wada jir ah u socda, waxayna bilaabeen inay weydiin iyo kaas immisaad siisaan iyo keer soo qabo ku mash-quuliyaan. Muddo saacad…

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 4aad)

Share This Post

Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 4aad. Noloshu way hilimo badan tahay, himiladeeduna maaha mid kooban oo meel keliya ku hilan, mid haddii aad hanato, howl kale ayaad ku hamineysaa, taasoo ku hiyi kicineysa, hankaadana ku labo liseysa heybinteeda iyo doon-doonisteeda, hadafka aadmiguna ma hirqadee har…

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 3aad)

Share This Post

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 3aad) Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Qeyb-ta 3aad. Intii muddo ah waxay ku jireen nolol yididiiladeedu kob-ceyso, waxaana laga dareemi karay niyaayir iyo niyad samaan, xaalkooda oo sidaa ah, liibaantuna dhankooda u soo talaabo qaadeyso, ayaa waxaa la soo gaarsiiyay hadal…

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. ( Qeybta 2-aad)

Share This Post

sheekadii HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (Qeybta 2aad). Cutubka 1-aad:- SAFARKII  SILOONAA. Qeyb-ta 2aad. Waayuhu waxay isku bedbedalaan dadka dhexdiisa, haddaad adigu wacan tahay ama wanaagu deris kula yahay, eynigaa ayay ka walaacsan tahay oo walbahaar wehel la ah, taasina waa caadada lagu yaqaan waayaha adduun, waxaad heysato asaagaa ayay…

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. ( Qeybta 1-aad)

Share This Post

sheekadii HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (Qaybta koowaad).   Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY.   Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Qeybta Koowaad. Kolkii uu qarxay dagaalkii lagu dilin-dileeyay dowladii kacaanka aheyd, qaxayaasha tiro ahaan aan la qiyaasi karin ee dalkii ka cararay waxaa ka mid ahaa Heybe Xaaji dhengad, wuxuuna isagu kolkii…

SHEEKADII HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (HOR-DHAC).

Share This Post

SHEEKADII HEYBE IYO JACEYLKIISI HUNGOOBEY – (HOR-DHAC).   WAA MAXAY SHEEKO?. Jawaabta waxaan ku koobi karnaa inay Sheekadu tahay qoraal ka jan-jeera hadalka caadiga ah, kaasoo loo adeegsadey si far-shaxanimo ah, iskuna suran si habeysan,  iyadoo ujeedadu tahay in la soo ban-dhigo qodob taabanaya bul-shada, si kalena, Sheekadu waa lakabyo hadaleed  xiriir-san,…

Page 1 of 212