Home » Archives by category » Dhaqanka

Dhuulihii Qarnigu Dhimay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Share This Post

Dhuulihii Qarnigu Dhimay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya Waa habeenkii Arbacaad bishii 3aad sannadkii 2013dii waqtigii fiidcawlka markii aan ka dhaqaaqay masaajidka Cali Mataan oo markaasi uun salaadii maqrib laga baxay waxaan wacay numberkii 441 ka bilaabmayey ee numbkerka 5 uu laba meelood kaga jiray .¬†Dabcan kuma nasiibin uun magaca qofka…

Sawirro: Hooyoyinka Godinlabe oo soo bandhigay Agabka Dhaqanka Soomaalida

Share This Post

Ururka Hooyoyinka Magaalada Godinlabe ayaa xaruntaa maamulka ku soo bandhigay agabka hidaha iyo dhaqanka u leeyihiin ummadda Soomaaliyeed, ujeedada Bandhigan ayaa ahaa sidii loo nooleyn lahaa dhaqanka Soomaalida oo hoos dhac badan ku yimid dhulka Soomaaliyeed. Dhaqanka Soomaalida ayaa ah mid ku qotoma Miyiga, waxaan inta badan agabka miyada laga…