Waa maxaay Forex Exchange Market?

Forex. Forex. Forex. Waa maxaay Forex Exchange Market? Waa Lacagta oo lafteeda Ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu bedelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale. Taariikhda Forex. Forex, waxaa Bilaabay Babylonian –kii hore ee Dalka Ciraaq, Dalka Masar waxaa laga isticmaali jiray 259 BC, waqtigii faraacinada. Suuqii ugu horeeyay ee Forex waxaa laga furay Magaalada […]

Continue Reading

Soomaaliya oo markii ugu horeesay heshay dheefta shidaalka

Soomaaliya ayaa markii ugu horeesay heshay dheefta shidaalka iyo kheyraadka kale ee ku jira dalka. Dowladda federaalka ee Soomaaliya oo sanadihii dambe ku hawlaneyd sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka dalka oo dhawaan la filayo in la soo bandhigo xajmiga uu la egyahay qeybihii sahanka lagu sameeyay. “Kadib dadaalo badan oo ay maxdaxda wasaaradda batroolka iyo […]

Continue Reading

Bandhigga wax soo saarka Dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey (Sawirro)

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Bandhigga wax soo saarka Dalka, waxaana intii uu socday looga dooday caqabadaha ku hor gudban, fursadaha horyaalla iyo sida loo xoojin karo shirkadaha ka ganacsada Ilaha dhaqaalaha Qaranaka sida Beeraha, Kaluumaysiga iyo xannaanada Xoolaha. Kulankan oo Laba Cisho socday ayaa waxaa soo qaban qaabiyay mashruuca kobcinta ganacsiga iyo shaqa […]

Continue Reading

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Digay Dhoofinta Dhuxusha

Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:-  Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay argagixisada.  Dhoofinta dhuxusha waa fal-dambiyeed lagu ciqaabi karo Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana lagu mamnuucay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay S/RES/2036 […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Galmudug

Shabakadda Ceelhuur Online [ceelhuur.com] ayaa heshay document muujinaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf u magacaabay mudane Axmed Yuusuf Cabdulle gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Warqadda oo ku taariikheysan 15 Luulyo ayaa cadeynaysa in mudanahaan muddo 6 bilood ah si kumeelgaar ah usii haynayo xilkaan, inta laga qabanaayo doorashada gudoomiyaha rugta […]

Continue Reading