Aragtida Islaam-ka ee ka Ganacsiga Bitcoin

Waa Maxay Bitcoin? Bitcoin waa nidaam lacag-bixineed oo caalami ah waana hanaan lacageed kii ugu horeyey oo dijitaal ah kaas oo aysan jirin nidaam maaliyadeed oo maamula. Bitcoin waxay u sahlaysaa dadka inay lacag diraan ama helaan ayagoo isticmaalaya Internetka, xitaa qof aanad garanayn ama aadan ku kalsoonayn ayaad la tacaamuli kartaa. Bitcoin waxaa la […]

Continue Reading

Shirkadda Toyota oo Xafiis ka furatay Muqdisho (Sawirro)

Shirkadda baabuurta Sameysa  ee Toyota ayaa 27 sano ka dib waxa ay Soomaaliya ka furtay xafiis ay leedahay, shirkaadaan oo ah tan loogu isticmaal badan yahay gaadiidkeeda gudaha dalka Soomaaliya. Toyota Soomaaliya ayaa waxa ay soo maraysaa Shirkadda SKA. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xariga ka jaray ayaa sheegay in ay […]

Continue Reading

Video: Saameynta Diidmada Shilin Soomaaligu ku yeelatay Sariflayaasha Cadaado

Waxaan Halkaan idinkugu soo gudbinaynaa qeybta 1-aad Muuqaalo taxane ah oo ka hadlaya Saameynta ay ku yeelatay Diidmada Lacagta Shilin Soomaaliga Ganacsiga Magaalada Cadaado. Muuqaalka 1-aad ayaa ka hadli doona Saameynta diidmadu ku yeelatay sariflayaasha Cadaado. halkaan hoose ka daawo. la wadaag saaxiibadaa.  

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Galmudug

Shabakadda Ceelhuur Online [ceelhuur.com] ayaa heshay document muujinaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf u magacaabay mudane Axmed Yuusuf Cabdulle gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Warqadda oo ku taariikheysan 15 Luulyo ayaa cadeynaysa in mudanahaan muddo 6 bilood ah si kumeelgaar ah usii haynayo xilkaan, inta laga qabanaayo doorashada gudoomiyaha rugta […]

Continue Reading