Jurgen Klopp Oo Doonaya Inuu Sadio Mane Heshiis Cusub U Saxiixo Liverpool

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in aysan aheyn qarsoodi ah in kooxda ay qorsheyneyso inay qandaraaska u cusbooneysiiso Sadio Mane. Xiddiga reer Senegal, oo 30 milyan ginni kaga soo biiray Southampton sannadkii 2016, ayaa weli seddex sanno kale ka hartay heshiiskiisa haatan. Warar soo baxayay todobaadkii lasoo dhaafay ayaa soo jeedinaya in Liverpool […]

Continue Reading

Gianluigi Donnarumma Oo Sedex Koox Mid Ku Biiraya

Goolhayaha AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa lagu soo waramayaa inuu diidi doono wax walba oo ka imaanaya Manchester United iyo Real Madrid isagoo rajo ka qaba inuu u dhaqaaqo Paris Saint-Germain. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga, oo  lala xiriirinaayay kooxda AC Milan inuu heshiis cusub u saxiixaayo, ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inuu bedel […]

Continue Reading

Xabi Alonso Oo Doonaya Inuu Ku Laabto Real Sociedad

Xabi Alonso ayaa shaaca ka qaaday inuu ka fikiraayo inuu ku laabto kooxda Real Sociedad. Xagaagii lasoo dhaafay, Alonso waxa uu soo gabagabeeyay waayihiisa kubada cagta, iyadoo ciyaaryahanka reer Spain uu shan sanno ku qaatay xirfadiisa ciyaareed kooxda Sociedad halkaas oo uu 124 kulan u saftay tartamada oo dhan. Alonso ayaa carabka ku adkeeyay inuu […]

Continue Reading

Zinedine Zidane: “Waan u dagaalami doonaa shaqada Real Madrid”

Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday in uu u dagaalami doono booskiisa kooxda. Los Blancos ayaa xilli ciyaareedkaan ku jirta waqti xun, ka dib markii ay ka hareyb Copa del Rey  bishii Janaayo, waxaana ay lumiyeen inay hogaanka u qabtaan  La Liga kaasoo ay horkacayso kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona. Si […]

Continue Reading

Manchester City & Manchester United Oo Ku Dagaalamaya Eliot Matazo

Wiilka Anderlecht Eliot Matazo ayaa lagu soo waramayaa inuu diirada u saaran yahay Manchester City iyo Manchester United. Matazo ayaa loo arkaa mid ka mid ah mustaqbalka kubada cagta ee u soo baxaaya Belgium, laakiin 16 jirkaan ayaan weli qandaraas cusub u saxiixin kooxdiisa haatan. Taasi waxay keentay inay xiiso weyn u qabaan saxiixa da […]

Continue Reading

Eden Hazard: “Waan ku faraxsanahay Chelsea”

Eden Hazard ayaa xaqiijiyay inuu ku faraxsan yahay inuu sii joogo Chelsea , lakiin ma uusan cadeyn inuu baxo mustaqbalka. 27 jirkaan ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Real Madrid, halka Paris Saint-Germain sidoo kale la rumeysan yahay inay xiiseyneyso ciyaaryahanka reer Belgium. Hazard ayaa waqtigii ugu dambeeyey waxaa la hadal haayay mustaqbalkiisa  […]

Continue Reading

Liverpool Oo Dooneysa Inay Lasoo Saxiixato Victor Wanyama

  Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Hotspur Victor Wanyama ayaa lagu soo waramayaa inuu diirada u saaran yahay kooxda Liverpool. Wanyama ayaa 19-kii bilood ee ugu dambeeyay ku noolaa Waqooyiga London, isaga oo 60 kulan tartamada oo dhan ah  ciyaaray, laakiin xidiga ree Kenya ayaa lumiyay booskiisa ka dib markii uu ka maqnaa inta badan […]

Continue Reading

Thomas Vermaelen: “Inaad Difaac U Noqoto Barcelona way adag tahay”

Thomas Vermaelen ayaa sheegay in dadku ay dareemayaan aragtida qaldan ee daafaca Barcelona, ​​isaga oo ku adkeysanaya in ay waqti ku qaadatay inuu la qabsado doorkiisa. Vermaelen ayaa waqti adag ku qaatay Camp Nou tan iyo markii uu ka soo wareegay Arsenal sannadkii 2014, lakiin daafaca bidix  ayaa ku guuleystay inuu soo muuqdo 10 kulan […]

Continue Reading

Steven Gerrard oo xaqiijiyay ‘Emre Can inuu ka tagayo Liverpool?

Halyeeyga Liverpool Steven Gerrard ayaa  xaqiijinaayo in Emre Can uu kooxda ka tagi doono dhamaadka xagaagan. Mustaqbalka xiddiga qadka dhexe ayaa si aad ah loo hadal haayay tan iyo markii uu  bilowday xilli ciyaareedkan haatan. Xiddiga heerka caalami ee dalka Germany, oo si aad ah loola xiriirinayey Juventus, ayaa  qandaraaskiisa haatan waxa uu dhacayaa xilli […]

Continue Reading