Sawirro: Deeq Daawo ah oo la soo gaarsiiyey Isbitaalka Cadaado

Maamulka isbitaalka magaalada Cadaado ayaa la wareegay 60 kartoon oo daawooyin ah  una badan faleebooyinka lagula tacaalo dadka qaba shuban biyoodka iyo qalajiyaal. Deeqad daawada ah oo ka timid howlwadeenada shirka  favori ee mamusha garoonka diyaarada Muqdisho ayaa loogu talay galay in lagu dabiibo dadka qaba xanuunada ka dhasha abaarta sida shuban biyoodka oo kale. […]

Continue Reading

Sawirro: Dr Zahra Axmed oo Booqasho ku timid Cadaado

Dr. Zahra Axmed oo ka timid dalka Newzland ayaa booqasho ku timid magaalada Cadaado, Zahra ayaa waxaa safarkeeda ku wehliyey Qurbo joog kale. Waa markii ugu horeysay ee ay dhakhtaradu timaado Cadaado, waxayna booqatay magaalooyinka Baxdo, Docoley, iyo Godinlabe. Iyadoo u kuurgaleysay xaalada caafimaad. Dr. Zahra ayaa kulamo la yeelatay howlwadeena caafimaad, sidoo waxay qeyb […]

Continue Reading

Sawirro: Isbitaal laga hergaliyay deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug

Guddoomiyaha Hay’adda Horumarinta Mudug (MDO) Prof. Cabdirisaaq Axmed Dalmar, Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ee gobolka Mudug, dhaqaatiir, xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa booqday degaanka Bandiiradley, iyagoo xariga ka jaray dhismaha Isbitaal cusub oo degaankaas laga hirgeliyey kaasoo si bilaash ah ugu adeegi doona bulshada degaanka. Isbitaalkan oo dhismihiisu […]

Continue Reading

Halista ay leedahay Cabidda Shiishadda… Qormo Xiiso leh.

badankood khaasatan dhalinyarada shiishadda cabto, waxay aaminsan yihiin in ay ka dhibaato yartahay cabidda sigaarka. Taasi wax ka jira ma lahan, dhibaatadu waa isku mid, mararka qaarne shiishadda ayaa halis badan khaasatan cudurrada ay kala qaadi karaan dadka isla dhuuqo oo ah halis ay shiishaddu dheertahay sigaarka. Shiishadu waxay keentaa dhowr halis oo u kala […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha Balaarinta Isbitaalka Cadaado oo Meel fiican maraya

Howsha dhismaha lagu balaarinayo isbitaalka guud ee degmada Cadaado ayaa maraya heer wanaagsan, waxaana mashruucan noqonayaa mid ugu  weynaa ee laga fuliyo isbitaalka, waxaana maalgalintiisa iska kaashaday bulshada Cadaado iyo Hay’adda SSF. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya dhaqaale kor u dhaafayaa ilaa 300 kun dollar maraykanka ah, Qorshaha balaarinta ayaa isbitaalka ka dhigi doona mid […]

Continue Reading

Cilmi Baaris: dhererka farahaaga iyo shakhsiyaddaada

Cilmi Baaris: dhererka farahaaga iyo shakhsiyaddaada Shabakadda “The healthguide” ayaa soo bandhigtay macluumaatkan ka turjumaya xiriirka ka dhexeeya faraha qofka iyo shakhsiyaddiisa. Haddaba sida ka muuqatta sawirka waxay shakhsiyadda ku saleeyeen dhowekaan siffo. A. Mid Soo jiidasho leh ( Charming one) Waa qofka farta faraatigu ay ka dheertahay farta suulka xigta. Dadka sifadaan leh ayaa […]

Continue Reading