Akhriso: Sharciga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka

Arimaha Bulshada Wararka Maanta

Codsi ka yimid qaar ka mid akhristayaasha ceelhuur.com ayaa idinkugu soo bandhigeynaa nuqul dhameystiran hindise sharciyeedka Doorashooyinka.

Qodobo ka mid ah Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa ka biyo diiday Dowlad goboleedyada iyo xisbiyada mucaaradka.

Hadaba halkaan kala dag nuqulka hindise sharciyeedkan, Share-garee oo la wadaag saaxiibadaa si ay u akhristaan.

Sharciga Doorashooyinka – Nuqulka la ansixiyay-1